Golis News
Home | Entertainment | Religion | Gallery | About Us | Contact us
Bogga cusub ee Hambalyadda ee guusha Kulmiye iyo Madaxweynaha iyo kuxigeenka Cusub
Warqad Sagootin Ah oo Ahmedou Ould Abdallah u Soo Direy Soomaalida
TAARIIKHDA IYO WAXQABADKA SIILAANYO
Qudbadihii Musharaxiinta Maxaa Kaga Baxay?
Laxaadkii Udub Iyo Liica Jira
Faysal Cali waraabow hakadhigan gabaad Kitaabka quraanka adigoo aan ka soo bilaabin xisbigaaga.
Naqdi khudbadii Madaxweyne Rayaale ka jeediyey khayriyadda maalintii Khamiista ee 3da June 2010 ee ku saabsanayd olalaha doorashada ee xisbiga UDUB.
Faallo: Xidhiidhka Turkiga & Isreal oo jar kasii dhacaya
Somaliland peace and democracy is threatened by religious fundamentalist groups and Criminal networks of Pirates
Ku Shubasho Mise Ka Xoogid Waa Midkee Hadalka Wasiir Cawil
Gorfeynta Golisnews:Sadex 'Ka' Xisbigii Ay Isku Raacdo Ayaa Helay Doorashada Kaash+Khaadhadh+ Koomishan.
Munaasabad ballaadhan oo lagu xusaayey gudagalkii SNM ee 27 May 1988 oo lagu qabtay magaalada London:
Gorfeynta Golisnews:Kushabashada Doorashada Iyo Ka Hortaga Ku Shubashadu Waa Kar Saaran Koomishanka Iyo Kooxaha Tartamayaba. Yaanse Lagu Kadsamin
Madaxweyne Geele oo caddaystay colaadda uu hayo Somaliland, iyo xukuumadda Somaliland oo aan ka jawaabin hadaladii diblomaasiyadda ka fogaa ee kasoo yeedhay madaxweyne Geelle.
 
XIDHIIDHKA ETHIOPIA IYO SOMALILAND. By A.S.Botan.

Waxaan Salaamayaa Saxaafada iyo macaamiishaba, waxaan Illaahay Kheyr u weydiinayaa Ummaddisa Raacday jidhkiisa, gaar ahaanna magaca Soomaalida, intaas ka dibna kuwa Reer Somaliland Aamiin aamiin.

Waxaan inyar ku darsanayaa Doodaas ku saabsan maxay reer Somaliland ka faa'iideen xidhiidhka dalka aan jaarka nahay ee Ethopia, waana xaqiiq in su'aashu timaado, waayo shay kastaa waa waajib inaad ogaato khasaare iyo faa'iido kiisa kugu badan, hadduu faa'iidadu badnaato waad sii wadeysaa isticmaalkiisa, haddii khasaaruhu batona waa inaad meel kale uga wareegtaa, arrintaas noolaha ayaaba u abuuran, xataa Xoolaha ayaa kala yaqaan meesha u daaq badan iyo meesha aanay waxba ka goyneyn, kana maaga inay u dareeraan meel aanay wax badan ka faa'iideyn.

Aan ku soo noqdo dulucda arrintan, ee Kelmidda Xidhiidh waa arrin u dhex ah laba qof,Qoys. Qabiil,ama labo Qaran, halkaas waxaa ka cad waa Madaahilo, iyo wadaag oo ah  isii, aan ku siiyee, sidaas darteeed ayaan labadan Waddan ama Ummaddood ay yihiin inay wadaagaan, isna weydaarsadaan waxyaabaha ay isaga baahin yihiin, ee aanay lakala maarmeyn, iyagoo ka illaallinaya waxyaabaha ka xumeynaya Cilaaqaadkaas, xumeyn kara, sida isagoo mid doona inuu isagu qaato faa'iidada oo  dhan ama Bursado, taas waxaa u Daliil ah waxyaabihii keenay Dagaalkii Ethopia iyo Elerea oo Milez Doonay inuu qaato 80% ninkii kalena diidey waa taas aad arkeysaan maanta halka ay gaadhay, ilaa ay Colaadaasi saameyn weyn ku yeelato Dhamaan meel Soomaaliyi joogto sida Jabouti,Somaliland ama Somaalida kaleba oo mar aad Waddanka Eretea aad u soo dhoweyn jirey.

Aan eegno qodobo kooban Sida Dhaqaalaha, Nabadgelyada, Siyaasadda Arrimaha Debedda iyo Gudahaba ee labadan Ummadood:

1) Nabadgelyada:- Xadkaas dheer ee inoo dhaxeeya, iyo Kilalka Shanaad oo ay degaan ama ay leeyihiin Dad Soomaaliyeed oo ay Dawladda Ethopia gacanta ku hayso waxaan ka kaafinay Waddanka Ethopia inaan xidhiidh wanaagsan kala sameyno, inkastoo marmar lagu talax -tegay, iyaguse ilaa intaan gaadhney hagrasho weyn baa ka muuqata, waxaanaad moodaa Colaada ka Unkantay ONLFta iyo Dadka ka soo jeeda Somaliland inay Huriyeen Sirdoonka Ethopiaanku, Baabuurta la gubeyna dhaqankaasi muujinayo cadaawad shisheeye ama aan ka iman dad leh dhaqan Islaam iyo mid Somaliyeed ka madhan yahay, xataa haba sameeyaan ONLFtuye waa kuwo u adeegaya Cadaawad ajinebi.
Tan labaad Ethopiaanku waxay hagradeen dhaqaalihii uga baaqday gacantaas ay ka heleen Reer Somaliland inay u bedelaan Horumar ummadnimo.

20 Xagga dhaqaalaha waxyaabihii in badan laga wada hadlay oo ah in Ganacsi xor ah uu dhexmaro labadan ummaddood, si dhaqaalahoodu kor ugu kaco, Bangiyada laga furo dhammaan magaalooyinka waaweyn, la dejiyo Sarifka lacagaha, la is dhaafsado Alaabooyinka daruuriga ah, la jaangooyo sixirka Cashuuraha, la wadaago Ashcaarta, la fududeeyo habka isu socodka Alaabooyinka, la sameeyo Rugaha Cashuuraha iwm, waxaa soo dhan waxay ku hadheen Waraaqahii lagu qoray, waxii faa'iido ah ee ka yimaadana Ethopiaanka ayaa iska leh, xagga reer Somaliland waa fadhiidh uun.

30 Siyaasadda Debedda iyo Gudaha:Waa jiraan wax yaabo aan badneyn, ama waa Dalka inoogu dhow xagga Arrimaha Debedda oo way jiraan Tanaasiilaad xooggaa ah, laakiin haddii ay doonayaan inay Somaliland wax la qabtaan gaar ahaan xagga Ictiraafka way qaban kari lahaayeen intaas in ka badan, waxaadse moodaa inay iyaga iyo Kenyaba ku heshiiyeen in aan Qaran xoog badani kaba dhalan Somaaliya Guud ahaan ay noqdaan meelo yar yar oo maamulo ay iyagu Xukumaan uun ka jiraan,weliba Ethopia waxay ka dhigatay dhammaan Somalida inay gacanteeda ku jirto, waxaanay ogeynina ka bixin soona gelin, waad ogeydeen waxaa ka dhacay maamuladii Abdulaahi yuusuf iyo Qaasin, waad ogtihiin kuwan ay iska yeesheen ee Putland, waad ogtihiin dhacdooyinka Kilalka-Shanaad, iyo dhammaan meesha ay ku dambeeyeen raggii soo xumay K.5aad.

Arrimaha Gudaha: Waxaad ogtihiin sharciga Caalamiga ay ku sheegaan, Waddanna, ma fara-geliyo Arrimihiisa Gudaha Waddan kale bal aan eegno'e taasi ma ka jirtaa Ethopiaanka, iyo Somaliland, amaba Somalida kale, anigu waxaan qabaa waa maya, waxaad moodaa maamaulka Ethopia inayba iyagu ka taliyaan Arrimaha Gudaha ee Somaliland, taas bal meel ka eego waxaa jirey Nin aqoon yahan ah oo haysan jirey Sirdoonka Somaliland oo la odhan jirey Xuseen Kenyaati, Xuseen intii uu gacanta ku hayey Sirdoonka, waxa uu Waddanka ka badbaadiyey Hagardaamooyin badan, markki la eryeyna waad ogtihiin ilaa Madaxtooyadii la Hirdimey, warar Xogagfaal ah ayaa sheegaya cida ugu weyn ee uu meesha uga tegey tahay Ethopiaanka, waad ogtihiin Hubkii lalahaa Mudug baa laga keenay ee Wasiirka Arrimaha Guduhu ku eedeeyey Reer Galguudeed cidda qaadatay, iyo meesha ay ku dambeysey, waxaa soo dhammi waxay muujinayaan waxaan wanaag badan oo waara keeneyn, haddi aan madaxda Ethopiaanku la iman Hab ka xeeldheer oo ka duwan kan ay wadaan.

Waxaan ku gebagebeyynayaa, waqtigii Halganka Xaaladu sidaas waa ke gedisneyd oo Ethopiaanku baahi badan ayey u qabeen Jabhadaha, gaar ahaan SNM IYO SSDF, ilaa ay markii dambe isku dhaceen SSDF oo ay Gudoomiyahoodiina Jeel dhigeen, waxaa Itoopiya ku socday Halgankii Jamhadahii Tigree iyo ELeteriya markaas baahidaas ay qabeen ee badneyd oo Ruushkiina ka joojiyey Taageeradii ayaa qasbeysey inay Tanaasulaad badan bixiyaan maantase waa Baar-qabeynayaan, waxaad ku quduro qaadataan dhammaan maalin qudh ah ayey u wada yeedhayaan Shariif, Faroole, iyo Madaxweyne Riyaale, waxayna farayaan waxay doonayaan, kii yeeli waayana waa ka qaadayaan meesha uu joogo,haddii kale waa inuu sidaas u hoggaansamaa, taas waxaa u xaqiiq ah maxaa maanta ku dhacay Faroole in maamulkiisii la yidhaahdo kaa ma rabno, kaana keen, Sharrifkana waa sidaas, maxuu kaga duwan yahay Mudane Riyaale Raggas aan soo sheegnay?.

Maxaa ku dhacay Korneylkii waalaa ee u yeedhay Itoobiya, meeyey Cabdi-Qaasin iyo Ina Cumar Geelehii is watay, meeyey Cali khaliif Galydh?.

Hadal iyo dhamaantiis waxa Xaalku yahay Kalluulka weyni waxa uu ugaadhsadaa ka yaryar, Itoobiyaan waa 75 Million, Ciidan waalan oo aan loo Aabbo-yeeleyna waa haystaa, Siyaasadduna ay wax kuwadaan Tigreeguna maanta ma fiicna, sidii Mareykanka ayuu Geeska isku wadaa, sidaas daraadeed jawaabtu waxaa weeye Wadaagii ma muuqdo, waxaadse ogaataa Nin gabadh meheriyey ayaa lagu yidhi war maxaad gabadha aan maaligeedi joogin ku Meherisey, markaasuu yidhi dee Faataxada ayaan u cuskaday, markaas ayaa lagu yidhi oo ma mahersameysaa, markaas ayuu ku jawaabey, oo haddaa miyey uga dareysaa, arrinku waa sidaas, cid aan uga cararnoba maanta ma haynaa?

Kolay dedaal iyo maamul Hufanna maynaan helin oo doodooda marsan kara oo inaga dhexdeena ayaaba isku basaasna, Qaranimo cid aad ugala doodeyna waa yar tahay, iyana niman wax badan ogol maaha, taasiba waa ta keentay Dagaalkii u dhaxeeya Elateriya oo la aqoonsan yahay, dee ka warran kuwo aan laba ictiraafin, Quwad iyo Xoog lagaga baqona aan lahayn.

Ilaahay haynala jiro dhamaan Soomaalidana wax ka xumaaday ee daciifiyey ha tuso ee u kaday kheyr kood iyo kheyr xigahoodba, welina wey ku socdaan Jidkii Dulliga ilaa Jabouti laga soo bilaabo.

Saaxiibkaa u dir
Jul 08 Somalia's Al-Shabab vow to step up jihad against AU
Jul 01 Taariikh Nololeedkii Madaxweynaha La Doortay (The Elected President) Ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo
Jul 01 Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Khudbadiisii Ugu Horeeyey Jeediyey Isagoo aad iyo aad u faraxsan Una Hambalyey Shacabka Somaliland Intii U Codaysay IYo Kuwii Ka Codeeyey
Jul 01 War Deg Deg Ah:Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland
Jul 01 Hargeysa (GLN) waxaanu akhristayaashayada ugu baaqaynaa in minidada soo socda ay kala socdaan cidii ku guulaysatay doorashadii madaxtinimada sonaliland
 
Somaliland: A radical change?
The Roots of the Islamic Conflict in Somalia
The impoverished majority in most African countries are denied their constitutional rights.
Rejecting Taghut is a condition of Tawheed
The Islamic view of creativity
XIDHIIDHKA ETHIOPIA IYO SOMALILAND. By A.S.Botan.
Maxaa lagu hadoodilayaa caleema saarka ugaaska beesha CIISE
Waxa keliya ee aduunku maanta inoogu soo joogsanayaa waa Xukuumada Riyaale oo meesha ka tagta.
The Voting for Sharia in Somalia
Ma dhabaa Jaamacada Burco sida Diinkay u socotaa?
Mr.Riyaale, Show Me The Achievements of This Government, What Have You Done For a Power And Time
Maamulka hadda ka jira oo Berbera ka dhigay Meel Ka- Guureen ah / Sumcad Xumona u soo jiiday.. (Warbixin Magaalada Berbera)……
Maanso, Maqaal, iyo Qosol: Halyeeyada Birma-geeydo Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen, Abidjan , Ivory Coast
Maqaal Daba Socda Maxaa Is Ka Badalay Dhaqan Xumayenta Dhalaanka iyo Caarka
Madaxweyne Riyaale Socdaalkiisa iyo Duruufaha ku Gedaaman Gobalka Togdheer BY Mubaarig Axmed Xasan
Habmalyo iyo Bogaadin ku socota Ahmed Adan xaaji Omar (Axmed Sangoore)
DHIDAR XABAALO QODAY QUDHUN BUU UGA DHACAA!!!!!!
NIMANYAHAW NIN GOBAAN AHAY OY GUNNI RIFAYSAAYE:.
Dhulgariirka Siyaasadeed ee Riyaale iyo Udub la baraysteen Hargeysa, yay dani ugu jirtaa?
WAA NAXLI FOGAADEY IYO XANUUN DHOOF DALKA KU YIMI!!!!!!!!.
MADAXDA XISBIYADA WAA MADAXDA QARANKA EE MAXAA LOO RASAASEEYEY?
Xalka Somaliland halka uu ku jiro.
QOYSKEEDII AYEY WAX-TARIWEYDEYE MA KACAANKEY WAX TAREYSAA
Baaq taagero
The Innocent Palestinians: The Forgotten People.
Marwadu sir weyn bay bixisay:
Inner Dimensions of Hajj
Somaliland miyeyna laanta afka Somalilaga ee BBC shaqaalaheeda dalka ka sari Karin
Waa ta la yaabanyahay!!
Faa'iidada Bisha Barakeysan Ee Ramaadaan?
Kulmiye, a party of quality , standard, equal apportunities & accountability
UDUB's Political night-mares to start right from Riyale's Return home!!
Ina sulub maysagaa xaqa u siiyey Riyaale inuu Xaraashi karo Hantida ma Guurtada ee Qaranka?!!
Advice to Muslims in Ramadhan
Buur-Madoobayaal cusub miyaa, carruurtan kulmiye ka dhextoostey?!!
Hadal dhanaan oo Dambe lama dhegeysanayo ee Madaxweynaha & Guurtidu ha u sheegaan Ummadda mandateka ay haystaan ee Distooriga ah!
WARQAD KU SOCOTA SHIRKA BEELWAYNTA H/JECLO UGA SOCDA DEGMADA GAR ADAG...
"nabada khal khal ha gelin"
© Copyright 2005 - 2006 Golis News. All rights reserved.