udub oo sida fiinta ka qaylinaysa ictiraafka somaliland iyo guulaha kulmiye
Waxaan salaamayaa dhammaan warbaahinta madaxa bannaan iyo shacabka somaliland salaan kadib waxa baryahan siweyn isu soo taraya in ay dawladda maraykanku oo ah dawladda ugu weyn adduunka inay isbaddal weyn ka samaysay arriimaha somaaliya guu ahaan gaar ahaanna arriimaha SOMALILAND kadib markii laga quustay arrinta koonfurta somaliya ee ay ucaddaatay in haddii isbaddal dagdag lagu sameen waayo siyaasadda somaliya ay dhici karto in ay kooxahs argagixisada ah ee alshabaab gacant u gasho dhammaan dalkii la' isku odhan jiray somaliya taasina ay keenayso ammaan darro baahsan oo ka dhacda gobolka geeska afrika iyo guud ahaanba mandiqadda oo dhan oo saamayn weyn ku yeelanaysa ganacsiga adduunka oo dhan si aanay taasi u dhicin waxa ay dawladda maraykanku go'aan ku gaadhay in dib ujalleecdo qaddiyadda somaliland ka dib ay ka quusatay wixii la odhan jiray midnimada somaliya taas oo ay badalkeeda donayso inay aqoonsato jamhuuriyadda SOMALILAND sidaa darteed waxa ay in badan isku taxalushisay ciddii ay kala xisaabtami lahayd kalana xaajoon lahayd daraasad dheer kadib waxa usso baxay oo ay ku qanacday in ay cidda kaalintaa buuxin kartaa ay tahay oo kali ah xisbiga shacabka ee [KULMIYE] iyo guddoomiya ruug caddaaga ah mujaahid ahmad mahamad mahamud [SIILAANYO] kadib markii ay dawladd maraykanku afgaran weyday maamulka ina riyaale iyo siyaasaddiisaba.
sideeba dawladaha galbeedku lama macaamilaan hogaamiye aan shacbiyad lahayn amba aan awood maamul lahayn sida maamulka ina riyaale oo ku guul darraystay inay dalka qabsoonto doorashoonkii lagu heshiiyay sida DOORASHADDII DAGAANKA DOORASHADII GUURTIDA DOORASHADII MADAXTOOYADA TAA badalkeedana ay ku mashquushay mudda kordhin = badan =khilaaf siyaasi =iska horkeen beeleed =ammaan darro daacad la'aan=dilal qorshaysan =qaraxyo fara badan =xasuuq badan =cabsi abuur =xadhig bilaa sharci ah =cabudhin = =ku xadgudud xuquuqada aadamaha =hanti boob qaawan=khiyaamo qaran =musuqmaasuq baahsan =been abuur=i liiti nimo =jiljileec =fadhhid nimo =mucangag nimo =dhaqan xumo = haddaba markii adduunweynuhu arkay waxyaabaha washnimada ah ee uu maamuulka hadda jiraa uu ku kacayo ee ay soo caddeeyeen he'adaha xuquuq al insaanku waxa la qaatay tallaabooyin lagaga babaadinayo dalka iyo dadkaba maamulkan fadhiidka ah si aanay qulqulatooyin uga dhicin jamhuuriyadda somaliland oo aanay ula mid noqon tan ka jirta koonfurt ka dib markii uu is hortaagay heshiiskii lixdii qodob ahaa ee caalamku ku dhexdhexaadiyeen saddexda xisbi qaran taasoo uu badalkeeda ku raadinayo sidii uu dalkan mar kale uga abuuri laha qalalaase siyaasadeed oo haddaba ka taagan golaha guurtida taasoo looga danleeyahay in lagu baddalo goddoomiyaha golaha guurtida mujaahid saleebaan ;nuur cala nuur si loo keeno AXMAD XAABSADE oo aan aaminsanaynba wax layidhaado somsliland waxaan dadweynaha somaliland ugu bushaaraynayaa oo aanay ku jirin inta cadawga somaliland u adeegta ee UDUB inuu ictiraafkii rabbi innoo dhaweeyay oo ay innooga hadhay oo qudh inta ay innoo qabsoomayso doorashada soosocota maamulka ina riyaalana uu meesha laga saarayo oo uu marayo halkii uu maray maamulkii kornyl cabdilaahi yuusf oo kale ka hor intaan lagu dhawaaqin muddada doorashada la qaban doono warkaasina waa war la hubo sida ay ilo xogogaal ah oo lagu salsoonyahay ii sheegeen.
waana guul ilaahay u keenay shacabka reer somaliland iyo dadaalka madaxda xisbiyada mucaaridka ah oo aanu kujirin xisbiga u adeega cadawga somaliland kaasoo markuu ogaaday halka xaal marayo iyo sida loola cirbaxay ayay ku meeraysanaya ciyaalka yaryar ee aan aduunyada waxba kala socon ee ku leeyahay meelahaa kasoo caytama kuwaaso intooda badani ay kasoojeedaan koonfurta somaliya oo ay reer UDUB adeegsadaan dalka dibaddiisa jooga tusaale haddaan usoo qaato laba nin oo qurba joog ah waxa midkasaaba leeyaha dhawr e.mail oo marka mid caayo mucaridka ayuu ka kalena isku taageeraa oo ay ka gaadhee inay magacyo dumar la baxaan sida =kaltuun=ilhaan=ubax= marka ay waayaan cid kale oo usoo jawaabta waxaanan akhristayaash sharaf badan ku boorinayaa inaanay u jawaabin nimanka noocaasoo kale ah ee ummaadda walaalaha ah xuladka dabka leh kula dhex jira labadaa nin ee reer koonfureedka ah mid waa jareer waana reer DHOOBLEY magaciisana waxa la yidhaa MINGISTE kalena waa reer puntlad wana reer GAROWE wana reer KUL CARRE magaciisuna waxa layidhaa sanwaa cumar yare waana ciyaalka yar yar ee reer koonfureedka ah ee ay udub adeegsato kadib markii ay weyday cid reer somaliland ah oo bilaa xishood ah amma ku raacsan qaran dumiska ay ka shaqaynayso
|