Golis News
Home | Entertainment | Religion | Gallery | About Us | Contact us
Bogga cusub ee Hambalyadda ee guusha Kulmiye iyo Madaxweynaha iyo kuxigeenka Cusub
Warqad Sagootin Ah oo Ahmedou Ould Abdallah u Soo Direy Soomaalida
TAARIIKHDA IYO WAXQABADKA SIILAANYO
Qudbadihii Musharaxiinta Maxaa Kaga Baxay?
Laxaadkii Udub Iyo Liica Jira
Faysal Cali waraabow hakadhigan gabaad Kitaabka quraanka adigoo aan ka soo bilaabin xisbigaaga.
Naqdi khudbadii Madaxweyne Rayaale ka jeediyey khayriyadda maalintii Khamiista ee 3da June 2010 ee ku saabsanayd olalaha doorashada ee xisbiga UDUB.
Faallo: Xidhiidhka Turkiga & Isreal oo jar kasii dhacaya
Somaliland peace and democracy is threatened by religious fundamentalist groups and Criminal networks of Pirates
Ku Shubasho Mise Ka Xoogid Waa Midkee Hadalka Wasiir Cawil
Gorfeynta Golisnews:Sadex 'Ka' Xisbigii Ay Isku Raacdo Ayaa Helay Doorashada Kaash+Khaadhadh+ Koomishan.
Munaasabad ballaadhan oo lagu xusaayey gudagalkii SNM ee 27 May 1988 oo lagu qabtay magaalada London:
Gorfeynta Golisnews:Kushabashada Doorashada Iyo Ka Hortaga Ku Shubashadu Waa Kar Saaran Koomishanka Iyo Kooxaha Tartamayaba. Yaanse Lagu Kadsamin
Madaxweyne Geele oo caddaystay colaadda uu hayo Somaliland, iyo xukuumadda Somaliland oo aan ka jawaabin hadaladii diblomaasiyadda ka fogaa ee kasoo yeedhay madaxweyne Geelle.
 
Xaasha'e shacabka Somaliland sacabka uma tumin xasuuqa Soomaalida ay walaalaha yihiin, Tafatirka guud ee Golisnews

Madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa dhawaan ka soo noqday xarunta Itoobiya ee Addiss Ababa oo uu booqasho laba casho ku joogey isaga oo halkaas kula kulmay Ra'iisul wasaare Meles Zenawi.


Waxaa hadaba ka mid ahaa hadaladii oo sheegay intii uu ku guda jirey booqashadiisa in shacabka Somaliland sacabka u tumayey hawlgalladii Itoobiya ka wadey Gudaha Soomaaliya oo laga dheregsanyahay waxa naf iyo maalba ku burburay, hadaladaasi oo uu ka sheegay wareysi gaar ah oo uu siiyay Telefishanka wadanka Itoobiya. hadaba waxaa dad badani isweydiinayaa waa ayo shacabka uu ka hadlayo ee sacabka Itoobiya u tumayey dagaaladaas ay la gashay Maxkamadaha Islaamiga ah oo weli ka socda qaybo ka socda Koonfurta Soomaliya. Alleylehe tanina waa hadal af ka weyn, ayaan darro iyo magac xumo ku dheeraad ah Geyiga, mar hadii hogaan ummad ka tirsan qowmiyada Soomalidu ku andacoonayo in shacabkeedu sacabka u tumayey shiigaas xaqdarada lagu daadinayo oo hada ay cadahay in laga soo abaabuley meelo xitaa Itoobiya ka sii durugsan, oo dhacdadan ka dhigaysa denbi caakami ah oo laga galay xuquuqda insaanka. Waxaa ku haboon in qoraalkan kooban lagu sheego dhacdo aad uga fog dareenka uu madaxweyne Riyaale sheegay uu ku saabsan hooyo dhawaan soo booqatay xaafad ay deris yihiin oo loo soo dhigay koob shaah ah, ka dibna tidhi, " Hooyo iga qaad oomatoba igama degin sidii aan u arkay taangiga Itoobiya oo Muqdisho dhex gur guuranayee". hooyadaas oo aan wax waxbarasho ah lahayni, waxa ay garatay in xaqdaro iyo colaad guun ahi meesha ka socoto.Alleylehe hooyadaas iyo Riyaalena kala war la'.


Waxaa la soo gaadhey xilligii wax la iska weydiin lahaa halka lagu wado masiirka Umaadda Somaliland, mar hadii ay cadahay in aan lagu hallayn karin kooxdan ay kala irdhoobeen shacabkoodii. waxaa cad in Somaliland tahay meesha keli ah ee aan lagu qabsan qori caaradii, laakiin loola macaamilo sidii ummad la haysto oo kale, cidina aanay waxba weydiin aqoonyahan, waxagarad iyo intii lahayd talada Somaliland. Mucaarad iyo muxaafid waxaa muuqata in aan cidna talo gacanta ugu jirin, cidina ogayn waxa qorshe yahay, loona baahanyahay in arrimahan laga tashado.


Waxaanu ka raaligelinaynaa dhammaan qowmiyada Soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta hadalaadaas aan loo meel deyin ee ka soo yeedhay hogaanka Somaliland-ba ku hungowdey. waxaanu sidoo kale leenahay , " Xaasha Somaliland marnaba raali kama ahayn dhiiga lagu daadinayo xaqdarada ee shacabka Soomaaliyeed.

 


Abokor I Xasan

Tifatirka guud Golisnews, London

Saaxiibkaa u dir
Jul 08 Somalia's Al-Shabab vow to step up jihad against AU
Jul 01 Taariikh Nololeedkii Madaxweynaha La Doortay (The Elected President) Ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo
Jul 01 Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Khudbadiisii Ugu Horeeyey Jeediyey Isagoo aad iyo aad u faraxsan Una Hambalyey Shacabka Somaliland Intii U Codaysay IYo Kuwii Ka Codeeyey
Jul 01 War Deg Deg Ah:Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland
Jul 01 Hargeysa (GLN) waxaanu akhristayaashayada ugu baaqaynaa in minidada soo socda ay kala socdaan cidii ku guulaysatay doorashadii madaxtinimada sonaliland
 
Somaliland: A radical change?
The Roots of the Islamic Conflict in Somalia
The impoverished majority in most African countries are denied their constitutional rights.
Rejecting Taghut is a condition of Tawheed
The Islamic view of creativity
XIDHIIDHKA ETHIOPIA IYO SOMALILAND. By A.S.Botan.
Maxaa lagu hadoodilayaa caleema saarka ugaaska beesha CIISE
Waxa keliya ee aduunku maanta inoogu soo joogsanayaa waa Xukuumada Riyaale oo meesha ka tagta.
The Voting for Sharia in Somalia
Ma dhabaa Jaamacada Burco sida Diinkay u socotaa?
Mr.Riyaale, Show Me The Achievements of This Government, What Have You Done For a Power And Time
Maamulka hadda ka jira oo Berbera ka dhigay Meel Ka- Guureen ah / Sumcad Xumona u soo jiiday.. (Warbixin Magaalada Berbera)……
Maanso, Maqaal, iyo Qosol: Halyeeyada Birma-geeydo Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen, Abidjan , Ivory Coast
Maqaal Daba Socda Maxaa Is Ka Badalay Dhaqan Xumayenta Dhalaanka iyo Caarka
Madaxweyne Riyaale Socdaalkiisa iyo Duruufaha ku Gedaaman Gobalka Togdheer BY Mubaarig Axmed Xasan
Habmalyo iyo Bogaadin ku socota Ahmed Adan xaaji Omar (Axmed Sangoore)
DHIDAR XABAALO QODAY QUDHUN BUU UGA DHACAA!!!!!!
NIMANYAHAW NIN GOBAAN AHAY OY GUNNI RIFAYSAAYE:.
Dhulgariirka Siyaasadeed ee Riyaale iyo Udub la baraysteen Hargeysa, yay dani ugu jirtaa?
WAA NAXLI FOGAADEY IYO XANUUN DHOOF DALKA KU YIMI!!!!!!!!.
MADAXDA XISBIYADA WAA MADAXDA QARANKA EE MAXAA LOO RASAASEEYEY?
Xalka Somaliland halka uu ku jiro.
QOYSKEEDII AYEY WAX-TARIWEYDEYE MA KACAANKEY WAX TAREYSAA
Baaq taagero
The Innocent Palestinians: The Forgotten People.
Marwadu sir weyn bay bixisay:
Inner Dimensions of Hajj
Somaliland miyeyna laanta afka Somalilaga ee BBC shaqaalaheeda dalka ka sari Karin
Waa ta la yaabanyahay!!
Faa'iidada Bisha Barakeysan Ee Ramaadaan?
Kulmiye, a party of quality , standard, equal apportunities & accountability
UDUB's Political night-mares to start right from Riyale's Return home!!
Ina sulub maysagaa xaqa u siiyey Riyaale inuu Xaraashi karo Hantida ma Guurtada ee Qaranka?!!
Advice to Muslims in Ramadhan
Buur-Madoobayaal cusub miyaa, carruurtan kulmiye ka dhextoostey?!!
Hadal dhanaan oo Dambe lama dhegeysanayo ee Madaxweynaha & Guurtidu ha u sheegaan Ummadda mandateka ay haystaan ee Distooriga ah!
WARQAD KU SOCOTA SHIRKA BEELWAYNTA H/JECLO UGA SOCDA DEGMADA GAR ADAG...
"nabada khal khal ha gelin"
© Copyright 2005 - 2006 Golis News. All rights reserved.