Golis News
Home | Entertainment | Religion | Gallery | About Us | Contact us
Bogga cusub ee Hambalyadda ee guusha Kulmiye iyo Madaxweynaha iyo kuxigeenka Cusub
Warqad Sagootin Ah oo Ahmedou Ould Abdallah u Soo Direy Soomaalida
TAARIIKHDA IYO WAXQABADKA SIILAANYO
Qudbadihii Musharaxiinta Maxaa Kaga Baxay?
Laxaadkii Udub Iyo Liica Jira
Faysal Cali waraabow hakadhigan gabaad Kitaabka quraanka adigoo aan ka soo bilaabin xisbigaaga.
Naqdi khudbadii Madaxweyne Rayaale ka jeediyey khayriyadda maalintii Khamiista ee 3da June 2010 ee ku saabsanayd olalaha doorashada ee xisbiga UDUB.
Faallo: Xidhiidhka Turkiga & Isreal oo jar kasii dhacaya
Somaliland peace and democracy is threatened by religious fundamentalist groups and Criminal networks of Pirates
Ku Shubasho Mise Ka Xoogid Waa Midkee Hadalka Wasiir Cawil
Gorfeynta Golisnews:Sadex 'Ka' Xisbigii Ay Isku Raacdo Ayaa Helay Doorashada Kaash+Khaadhadh+ Koomishan.
Munaasabad ballaadhan oo lagu xusaayey gudagalkii SNM ee 27 May 1988 oo lagu qabtay magaalada London:
Gorfeynta Golisnews:Kushabashada Doorashada Iyo Ka Hortaga Ku Shubashadu Waa Kar Saaran Koomishanka Iyo Kooxaha Tartamayaba. Yaanse Lagu Kadsamin
Madaxweyne Geele oo caddaystay colaadda uu hayo Somaliland, iyo xukuumadda Somaliland oo aan ka jawaabin hadaladii diblomaasiyadda ka fogaa ee kasoo yeedhay madaxweyne Geelle.
 
Gorfeynta Golisnews:Kushabashada Doorashada Iyo Ka Hortaga Ku Shubashadu Waa Kar Saaran Koomishanka Iyo Kooxaha Tartamayaba. Yaanse Lagu Kadsamin

'Dadku Way Codeeyaan Anana Anagaa Codka Tirina', Hadalkii Stalin. Doorashadu  26June Waa Dhuxul Danbas Huwan,Halisa Hoos Yaal iyo Hawl wadeeno aan waayo arag u lahayn doorasho lagu murmi karo.Sidee loogu shuban kara doorashada sideese looga hortagi kara in kushabasho dhacdo.
Ku shubashada doorashadu waa mid inta badan ka dhacda habka democratiga ah, waxayna inta badan dhacda wakhtiga lagu gudo jiro ololaha doorashada, sida isdiwaan galinta codbixiyaasha ama wakhtiga la tirinayo cododka, balse labada wajiba waa kuwa si sharci ah looga hortagi karo lana baajin karo in doorashadaasi najiitada ka soo baxda lagu shubto. Waxayna dhacaan isla marka laga soo dhamaado ololaha doorashada ee loo dareero goobaha codbixinta iyadoo faro galin lagu sameeyo  habka codeynta  ama tirinta cododka, sidoo kale waxay dhci karta wakhti ka horeya inta aan doorashada loo soo dareerin in sanaduuqda la sii buux dhaafiyo.

Waxaa kale oo jirta hab loogu shuban karo doorashada iyadoo inta dad loo arko in ay taageeraan koox gaara lagu soo guro gaadhiyaal lana keeno meel ay ka codayn karaan taaso hadhow tirada meeshaas ka codaysay lagu sheego  tiro ka badan tirada deegaanka ku ahayd, sidoo kale in la raro kolba codbixiyaasha iyagoo kolba meel lagu daad guraynayo. Sidoo kale waxa jiri karta in koox ka mida taageerayaasha xisbi ka mida xisbiga ay rabaan in ay soo saaran ay codkooda kala jabiyaan iyagoo taageeraya musharax aan ku guulaysan doonin doorashada si codka looga cuno ka kale.

Waxaa kale oo dhici karta in dad ka mida kooxaha loo arko in ay ku halis yihiin xukumada laga hor istaagi karo in ay ka codeeyaan goobtii loogu talo galay, in dad badan ay maalintaa magacyadooda iska waayaan, halka qaar ay dhcii karta in dadka loogu talo galay in ay goobtaa ka hawl galaan la yareeyo taaso dheerayn karta safafka loogu jiro, akhirkiina dad badan oo codayn lahaa ay iskaga dareeraan ama wakhtigu ka dhaco.

Cagojuglayn in dad badan maalintaas loo hanjabo in dadka qaar laga keexeeyo goobta ay ka codayn lahayeen, in lagu furo tashuush iyagoo lagu cabsi galinayo wax naftooda halis galin kara si ay uga baajin karaan in aanay codkooda si salmiya ugu ridin qofka ay dooranahayaan. sida in la sheego in bomb meeshaas lagu tuurayoo oo ay dadkii goobta joogay mar qudha jaanta wadhaan laguna kala yaaco. In kooxo taageerayaal ahi si badhaadhe u soo wareeri karaan goobaha codbixinta. Sidoo kale in sharciyan loo odhan kara in aanay halka ka codayn karin ama aanay cardkan lahayn. taasina ay buuq iyo sawaxan keeni karto culusna saari kara kooxaha ka hawl galaya goobtaas.

In dhaqaale cod bixiyaasha lagu iibsado iyagoo la siinayo lacago badan oo kadhaadhka laga gato si ay ugu codeeyaan cid gaara, waxaa kale oo dhici kara in shaqaalah dawlada iyo dhamaan ciidamada iyo cid kasta oo dalka lug weyn ku leh jaalna la ah dawlada ay ku khasabto in dadkaasi ay u codeeyaan dawlada taaso hadii ay yeeli waayaan la eryi karo taasina waa wax ka dhici kara meelo badan oo dalka ah.

Waxaa dhcii karta in cod bixiyaasha marka laga iibsado kadhkooda codka si loo hubiyo in ay u codeeyeen musharaxii ay ka iibsadeen ay khasab ku noqoto in ay cadeeyaan taaso hadhow adkaan karta dhalin kartana isku dhac ku yimaadad dilaalintii iyo kuwii wax  laga iibiyey.

Si xun wax u sheeg iyo war xuma taashiil, in dadka si xun wax loogu sheego oo war aan jirin magaalada galo in qolo gaari ay ku guulaysatay doorashadii iyadoo aan laguba dhawaaqin najiitadii doorashada, sidoo kale waxaa jirta in Musharax ka mida kuwa ku tartamaya doorashada laga been abuurto oo wax aanu ahayn ama aanu samayn lagu sheego taasoo cabsi galin karta dad weynaha u codaynayey in ay u codkooda siiyaan taasina waa danbi.
Khal khal galin iyo jahawareerin waraaqaha codbixinta. 

Waxaa dhici karta in waraaqaha cod bixinta ee musharaxiinta qaar loo qabeeyo hab jahaweer iyo khalkhal ku ridi karta codbixiyaha raba in uu u codeeyo musharaxaasi,taaso uu isku khaldi karo iyadoo dadkeenu u badan yihin dad aan waxba qorin way dhici kartaa in laysku walaaqo waraaqaha codbixinta waxaana laga filayaa komishanka Qaranku in ay ka foojignaadaan arintaasi.

Waraaqaha cod bixinta oo layska qaato taaso qof waliba haysto kadhaadh badan oo hadhow si fudud uga codayn karo dhowr meelood, walow khad loo samayn doona FARTA loo galiyo qofka codeyey si aanu mar labad u codayn hadana ma noqon doono mid dadka ka hor istaagi kara in ay ka codeeyaan laba gobood in ka badan, dadka qaar baa laga yaaba in si gaara loogu tabo bari doono maalintaas in ay koox koxo inta ay isku soo kaxaystaan ay ku ridaan cododka sanaaduuqda iyagoo ku doodi doona in ay iyagu xaq u leeyihiin, waana arin laga shaki qabo in ay dhacdo iyadoo ay jirto eedaymo laysku mariyey saxafada in ay dhici karto in dad badani kadhaadh badan qaateen.

Muraaqibiinta oo laga yaaba in ay dhex ka noqon hawsha doorashada walow dhaar adag la mariyey hadana sida laga bartay doorashooyinkii hore goobo badan baa laga been sheegay halka kuwa kalena hal musharax layskugu geeyey cododki goobta, kuwaas oo lacag la siiyey Muraqiibitii goobta taaso ay tahay in ay si weyn uga taxadiiraan Muraqiibiintu in aanay cadaab iibsan.

Baabinta waraaqihii lagu codeyey ama in lagaba dhigo kuwa aan jirin oo la tirtiro, hadhowna laga dhigo in codkaasi xumaday oo aan loo tirin musharaxii lahaa,sidii dhacday doorashadii hore ee madexweyne nimada Somaliland waxa jiray ceeb weyn oo hadhaysay doorashadaasi taaso sanaduuq badan laga  diiday in loo tiriyo xisbigii Kulmiye taaso si weyn loo amiin san yahay in ay tahay ta guusha siisay Madexweynaha maanta talada dalka haya. Sidoo kale waxaa laga dhigi karaa in waraaqaha lagu codeyey in qofka ku codeyey uu baabiyey waraaqdiisi codka iyadoo sidoo kale laysa sii kaba raacinayo halkaasna codbixiyihii codkiisa lagu baabiyey.

Sidee looga hortagi karaa in ay ku shubasho dhacdo?

In loo codeeyo si sira oo qofku musharaxa uu codaynayo aan cid kale la ogaaan, in aan muraqiibinta goobta jooga iyo gudoomiyuhuba isku dayin in majaraha ka duwaan qofka codeynaya ee aan aqoonta u lahayn sida uu codaynayo waa in ay ka fogaadaan in ay ka faaiidaystaan arintaas si dhex dhexaadnimo ahna u gutaan hawsha shaqo ee ay u dhaarteen.

Waa in ay noqdaan wax waliba waadixin oo ah xalaal iftiin baa la qashaa, laga bilaabo Komishanka Qaranka  bilowga doorashda, sida loo codeynaayo iyo tirinta codbiyaashaba, tirinta cod bixintu waa in loo sameeya si  cad oo cod kastaba la tiriyo iyadoo la arkayo, taasina waxay markhaati gallinaysaa musharax kasta oo codki loo codeyey ku qanci kara halka u maray. 

Waa in ay jiraan Goob joogaal caalimiyaa iyo kuwa dalkaba ah oo ay dadka waxgaradka, odayaasha,ganacsatada, ay is abaabulaan oo ay u kuur galaan, sida ay u socoto doorashada iyo sida loo tirinayo labadaba, taaso goob kasta oo ay taagaan ay ku soo ogaan kara waxa socda, waana in loo madex baneeyaa hawsha ay wadaan loona ogalaada in ay helaan fursad kasta oo ay ku gaadhi karaan goobkasta ay doonaan in ay tagaan.

Waa in sharciga la mariyaan koox kasta oo loo arko in ay samaynayaan ku shubasho ama wax is daba marin, taaso ay adag tahay in wakhtigan ay ka suurta gasho Somaliland, balse waa in Komishanka Qaranku sameeyaan koox sharci yaaqaana oo ka soo saarta xeerar ciqaabeed cidkasta oo ku gafta doorashada.




Daouud Giiiilingillll

Saaxiibkaa u dir
Jul 08 Somalia's Al-Shabab vow to step up jihad against AU
Jul 01 Taariikh Nololeedkii Madaxweynaha La Doortay (The Elected President) Ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo
Jul 01 Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Khudbadiisii Ugu Horeeyey Jeediyey Isagoo aad iyo aad u faraxsan Una Hambalyey Shacabka Somaliland Intii U Codaysay IYo Kuwii Ka Codeeyey
Jul 01 War Deg Deg Ah:Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland
Jul 01 Hargeysa (GLN) waxaanu akhristayaashayada ugu baaqaynaa in minidada soo socda ay kala socdaan cidii ku guulaysatay doorashadii madaxtinimada sonaliland
 
Somaliland: A radical change?
The Roots of the Islamic Conflict in Somalia
The impoverished majority in most African countries are denied their constitutional rights.
Rejecting Taghut is a condition of Tawheed
The Islamic view of creativity
XIDHIIDHKA ETHIOPIA IYO SOMALILAND. By A.S.Botan.
Maxaa lagu hadoodilayaa caleema saarka ugaaska beesha CIISE
Waxa keliya ee aduunku maanta inoogu soo joogsanayaa waa Xukuumada Riyaale oo meesha ka tagta.
The Voting for Sharia in Somalia
Ma dhabaa Jaamacada Burco sida Diinkay u socotaa?
Mr.Riyaale, Show Me The Achievements of This Government, What Have You Done For a Power And Time
Maamulka hadda ka jira oo Berbera ka dhigay Meel Ka- Guureen ah / Sumcad Xumona u soo jiiday.. (Warbixin Magaalada Berbera)……
Maanso, Maqaal, iyo Qosol: Halyeeyada Birma-geeydo Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen, Abidjan , Ivory Coast
Maqaal Daba Socda Maxaa Is Ka Badalay Dhaqan Xumayenta Dhalaanka iyo Caarka
Madaxweyne Riyaale Socdaalkiisa iyo Duruufaha ku Gedaaman Gobalka Togdheer BY Mubaarig Axmed Xasan
Habmalyo iyo Bogaadin ku socota Ahmed Adan xaaji Omar (Axmed Sangoore)
DHIDAR XABAALO QODAY QUDHUN BUU UGA DHACAA!!!!!!
NIMANYAHAW NIN GOBAAN AHAY OY GUNNI RIFAYSAAYE:.
Dhulgariirka Siyaasadeed ee Riyaale iyo Udub la baraysteen Hargeysa, yay dani ugu jirtaa?
WAA NAXLI FOGAADEY IYO XANUUN DHOOF DALKA KU YIMI!!!!!!!!.
MADAXDA XISBIYADA WAA MADAXDA QARANKA EE MAXAA LOO RASAASEEYEY?
Xalka Somaliland halka uu ku jiro.
QOYSKEEDII AYEY WAX-TARIWEYDEYE MA KACAANKEY WAX TAREYSAA
Baaq taagero
The Innocent Palestinians: The Forgotten People.
Marwadu sir weyn bay bixisay:
Inner Dimensions of Hajj
Somaliland miyeyna laanta afka Somalilaga ee BBC shaqaalaheeda dalka ka sari Karin
Waa ta la yaabanyahay!!
Faa'iidada Bisha Barakeysan Ee Ramaadaan?
Kulmiye, a party of quality , standard, equal apportunities & accountability
UDUB's Political night-mares to start right from Riyale's Return home!!
Ina sulub maysagaa xaqa u siiyey Riyaale inuu Xaraashi karo Hantida ma Guurtada ee Qaranka?!!
Advice to Muslims in Ramadhan
Buur-Madoobayaal cusub miyaa, carruurtan kulmiye ka dhextoostey?!!
Hadal dhanaan oo Dambe lama dhegeysanayo ee Madaxweynaha & Guurtidu ha u sheegaan Ummadda mandateka ay haystaan ee Distooriga ah!
WARQAD KU SOCOTA SHIRKA BEELWAYNTA H/JECLO UGA SOCDA DEGMADA GAR ADAG...
"nabada khal khal ha gelin"
© Copyright 2005 - 2006 Golis News. All rights reserved.