Golis News
Home | Entertainment | Religion | Gallery | About Us | Contact us
Bogga cusub ee Hambalyadda ee guusha Kulmiye iyo Madaxweynaha iyo kuxigeenka Cusub
Warqad Sagootin Ah oo Ahmedou Ould Abdallah u Soo Direy Soomaalida
TAARIIKHDA IYO WAXQABADKA SIILAANYO
Qudbadihii Musharaxiinta Maxaa Kaga Baxay?
Laxaadkii Udub Iyo Liica Jira
Faysal Cali waraabow hakadhigan gabaad Kitaabka quraanka adigoo aan ka soo bilaabin xisbigaaga.
Naqdi khudbadii Madaxweyne Rayaale ka jeediyey khayriyadda maalintii Khamiista ee 3da June 2010 ee ku saabsanayd olalaha doorashada ee xisbiga UDUB.
Faallo: Xidhiidhka Turkiga & Isreal oo jar kasii dhacaya
Somaliland peace and democracy is threatened by religious fundamentalist groups and Criminal networks of Pirates
Ku Shubasho Mise Ka Xoogid Waa Midkee Hadalka Wasiir Cawil
Gorfeynta Golisnews:Sadex 'Ka' Xisbigii Ay Isku Raacdo Ayaa Helay Doorashada Kaash+Khaadhadh+ Koomishan.
Munaasabad ballaadhan oo lagu xusaayey gudagalkii SNM ee 27 May 1988 oo lagu qabtay magaalada London:
Gorfeynta Golisnews:Kushabashada Doorashada Iyo Ka Hortaga Ku Shubashadu Waa Kar Saaran Koomishanka Iyo Kooxaha Tartamayaba. Yaanse Lagu Kadsamin
Madaxweyne Geele oo caddaystay colaadda uu hayo Somaliland, iyo xukuumadda Somaliland oo aan ka jawaabin hadaladii diblomaasiyadda ka fogaa ee kasoo yeedhay madaxweyne Geelle.
 
Shirgudoonka Wakiillada Oo Jawaab Ka Bixiyey Eedeymihii Wasiir Buuni.

Shirgudoonka Wakiillada Oo Jawaab Ka Bixiyey Eedeymihii Wasiir Buuni.

Warsaxaafadeed ay wadajir u soo saareen  Shirgudoonka Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Baashe Maxamed Cadde waxay iska leexiyeen gole ahaan eedeymo wasiirka Xidhiidhiya Goleyaasha oo ku dhaliilay xilgudasho la'aan.

Warsaxaafadeedkani sheegay in ay Golaha Wakiillada soo dhaweynayaan aragtida cusub ee Madaxweynaha Rayaale ee ku wajahan wada-shaqeynta Goleyaasha qaranka, taasoo uu ku baaqay khudbadiisii munaasibada 18 May in uu diyaar u yahay in la dhameeyo khilaafaadka goleyaasha.

Warsaxaafadeedkaas oo dhami wuxuu u dhignaa sidan:-  

"Shirgudoonka Golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo ka wakiil ah Golaha waxa uu soo dhaweynayaa hadalkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilad, Mudane Daahir Rayaale Kaahin ka soo jeediyay beerta xoriyadda munaasibadda qaranka Somaliland ee 18 May 2007, kuna saabsanayd wada shaqaynta Golayaasha qaranka iyo sidii xal loogu helo khilaafaadka golayaasha, looguna adeegi lahaa shacbiga iyo qaranka.

Shirgudoonka Golaha Wakiiladu isaga oo ka wakiila ah Golaha waxa uu xadgudub iyo hadal sal iyo raad aan lahayn u arkaan hadalkii ka soo yeedhay Wasiirka Wasaaradda xidhiidhka Golayaasha Cabdi Xasan Buuni.

Warkaasi oo siiyey Idaacadda BBC-da. Wasiirka annagoon karaamadiisa shakhsi ahaan waxba u dhimayn, waxanu ku tilmaami karaa inuu yahay nin masuul oo hadal seegay.

Waxa la yaab nagu ah in wasiirku hadalkiisa ku beegay maalin uun ka dib xilli uu Madaxweynuhu ku dhawaaqay wada shaqaynta goleyaasha 18 kii May 2007.

Haddaba annagoo soo dhawaynayna hadalka Madaxweynaha, haddana waxa shaki abuuri karta sida ay isku daboolayso, hadalada iska hor imanaya ee xukuumadda oo Wasiirkii ugu da'da weynaa Cay iyo cambaarayn Golaha iyo Shirgudoonkaba Idaacadaha adduunyada uga baahiyay.

Goluhu waxa uu dhaxlay xeerar labaatan ku dhaw. Goluhu waxa uu ansixiyey muddada uu shaqaynayay Sagaal mashruuc sharci. Lix (6) ka mid ah xeerarka uu dhaxlay waxa lagu celiyay xukuumadda, waayo waxay ku qornaayeen af Ingiriisi si loogu soo turjumo af Somaliland, welina dhinaca xukuumadda ayay ku maqan yihiin xeerarkaasi, Sagaal (9) xeer oo kalena waa diyaar oo kal-fadhigan ayaa Golaha la horkeenayaa.

Mashruuc sharciyaha Goluhu ansixiyay 

1.     Xeer hoosaadka golaha wakiilada

2.     Xeerka xanaanada xoolaha

3.     Xeerka nidaamka garsoorka

4.     Xeerka gobolada iyo degmooyinka

5.     Xeerka doorashada golaha guuritda

6.     Xeerka ku tagrifalka hantida qaranka iyo la dagaalanka musuqmaasuqa.

7.     Xeerka abbuurida hayada cilmi baadhista deegaanka iyo diyaar garawga aafooyinka

8.     Xeerka nidaamka garsoorka carruurta

9.     Xeerka diiwaan gelinta codbixiyayaasha 

Mashruuc sharciyada Xukuumadda lagu Celiyay si af Soomaali loogu soo turjumo

 1.     Law of the establishment of Somaliland privatization agency

2.     Somaliland Telecommunication Act (2004)

3.     Telecommunication Law of the Republic of Somaliland

4.     Insurance Law

5.     The Mining code and mining regulations

Mashruuc shariyadda diyaarka ah ee Golaha la horkeenayo

1.     Wax ka beddelka iyo kaabista xeerka dhulka

2.     Wax ka bedelka iyo kaabista Xeerka shaqaalaha rayidka

3.     xeer gaarka ah ee caasimada

4.     Sharciyaynta iyo abuuridda commissionka qaranka

5.     Xeerka xadaynta mushaharka golayaasha qaranka

6.     Xeerka miisaaiyadda

7.     Dib-u-eegista xeerka doorashooyinka golaha deegaanka iyo madaxtoyada

8.     Xeerka hab maamuuska mudanayaasha

9.     Wax ka beddelka iyo kaabista xeerka ciqaabta Guud".

Warsaxaafadeedkani sheegay in ay Golaha Wakiillada soo dhaweynayaan aragtida cusub ee Madaxweynaha Rayaale ee ku wajahan wada-shaqeynta Goleyaasha qaranka, taasoo uu ku baaqay khudbadiisii munaasibada 18 May in uu diyaar u yahay in la dhameeyo khilaafaadka goleyaasha.

Warsaxafadeedku wuxuu si adag u deedafayeey hadalo uu Idaacadda BBC-da ka sii daayey Wasiirka xidhiidhka Goleyaasha, oo uu ku eedeeyey Golaha Wakiillada xil gudasho la'aan.

Warsaxaafadeedkaas oo dhami wuxuu u dhignaa sidan:-  

"Shirgudoonka Golaha wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo ka wakiil ah Golaha waxa uu soo dhaweynayaa hadalkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilad, Mudane Daahir Rayaale Kaahin ka soo jeediyay beerta xoriyadda munaasibadda qaranka Somaliland ee 18 May 2007, kuna saabsanayd wada shaqaynta Golayaasha qaranka iyo sidii xal loogu helo khilaafaadka golayaasha, looguna adeegi lahaa shacbiga iyo qaranka.

Shirgudoonka Golaha Wakiiladu isaga oo ka wakiila ah Golaha waxa uu xadgudub iyo hadal sal iyo raad aan lahayn u arkaan hadalkii ka soo yeedhay Wasiirka Wasaaradda xidhiidhka Golayaasha Cabdi Xasan Buuni.

Warkaasi oo siiyey Idaacadda BBC-da. Wasiirka annagoon karaamadiisa shakhsi ahaan waxba u dhimayn, waxanu ku tilmaami karaa inuu yahay nin masuul oo hadal seegay.

Waxa la yaab nagu ah in wasiirku hadalkiisa ku beegay maalin uun ka dib xilli uu Madaxweynuhu ku dhawaaqay wada shaqaynta goleyaasha 18 kii May 2007.

Haddaba annagoo soo dhawaynayna hadalka Madaxweynaha, haddana waxa shaki abuuri karta sida ay isku daboolayso, hadalada iska hor imanaya ee xukuumadda oo Wasiirkii ugu da'da weynaa Cay iyo cambaarayn Golaha iyo Shirgudoonkaba Idaacadaha adduunyada uga baahiyay.

Goluhu waxa uu dhaxlay xeerar labaatan ku dhaw. Goluhu waxa uu ansixiyey muddada uu shaqaynayay Sagaal mashruuc sharci. Lix (6) ka mid ah xeerarka uu dhaxlay waxa lagu celiyay xukuumadda, waayo waxay ku qornaayeen af Ingiriisi si loogu soo turjumo af Somaliland, welina dhinaca xukuumadda ayay ku maqan yihiin xeerarkaasi, Sagaal (9) xeer oo kalena waa diyaar oo kal-fadhigan ayaa Golaha la horkeenayaa.

Mashruuc sharciyaha Goluhu ansixiyay

1.     Xeer hoosaadka golaha wakiilada

2.     Xeerka xanaanada xoolaha

3.     Xeerka nidaamka garsoorka

4.     Xeerka gobolada iyo degmooyinka

5.     Xeerka doorashada golaha guuritda

6.     Xeerka ku tagrifalka hantida qaranka iyo la dagaalanka musuqmaasuqa.

7.     Xeerka abbuurida hayada cilmi baadhista deegaanka iyo diyaar garawga aafooyinka

8.     Xeerka nidaamka garsoorka carruurta

9.     Xeerka diiwaan gelinta codbixiyayaasha

Mashruuc sharciyada Xukuumadda lagu Celiyay si af Soomaali loogu soo turjumo

1.     Law of the establishment of Somaliland privatization agency

2.     Somaliland Telecommunication Act (2004)

3.     Telecommunication Law of the Republic of Somaliland

4.     Insurance Law

5.     The Mining code and mining regulations

Mashruuc shariyadda diyaarka ah ee Golaha la horkeenayo

1.     Wax ka beddelka iyo kaabista xeerka dhulka

2.     Wax ka bedelka iyo kaabista Xeerka shaqaalaha rayidka

3.     xeer gaarka ah ee caasimada

4.     Sharciyaynta iyo abuuridda commissionka qaranka

5.     Xeerka xadaynta mushaharka glayaasha qaranka

6.     Xeerka miisaaiyadda

7.     Dib-u-eegista xeerka doorashooyinka golaha deegaanka iyo madaxtoyada

8.     Xeerka hab maamuuska mudanayaasha

9.     Wax ka beddelka iyo kaabista xeerka ciqaabta Guud".

Khadar H.Hussein

Golisnews

Hargeysa JSL.

Saaxiibkaa u dir
Jul 08 Somalia's Al-Shabab vow to step up jihad against AU
Jul 01 Taariikh Nololeedkii Madaxweynaha La Doortay (The Elected President) Ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo
Jul 01 Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Khudbadiisii Ugu Horeeyey Jeediyey Isagoo aad iyo aad u faraxsan Una Hambalyey Shacabka Somaliland Intii U Codaysay IYo Kuwii Ka Codeeyey
Jul 01 War Deg Deg Ah:Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland
Jul 01 Hargeysa (GLN) waxaanu akhristayaashayada ugu baaqaynaa in minidada soo socda ay kala socdaan cidii ku guulaysatay doorashadii madaxtinimada sonaliland
 
Somaliland: A radical change?
The Roots of the Islamic Conflict in Somalia
The impoverished majority in most African countries are denied their constitutional rights.
Rejecting Taghut is a condition of Tawheed
The Islamic view of creativity
XIDHIIDHKA ETHIOPIA IYO SOMALILAND. By A.S.Botan.
Maxaa lagu hadoodilayaa caleema saarka ugaaska beesha CIISE
Waxa keliya ee aduunku maanta inoogu soo joogsanayaa waa Xukuumada Riyaale oo meesha ka tagta.
The Voting for Sharia in Somalia
Ma dhabaa Jaamacada Burco sida Diinkay u socotaa?
Mr.Riyaale, Show Me The Achievements of This Government, What Have You Done For a Power And Time
Maamulka hadda ka jira oo Berbera ka dhigay Meel Ka- Guureen ah / Sumcad Xumona u soo jiiday.. (Warbixin Magaalada Berbera)……
Maanso, Maqaal, iyo Qosol: Halyeeyada Birma-geeydo Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen, Abidjan , Ivory Coast
Maqaal Daba Socda Maxaa Is Ka Badalay Dhaqan Xumayenta Dhalaanka iyo Caarka
Madaxweyne Riyaale Socdaalkiisa iyo Duruufaha ku Gedaaman Gobalka Togdheer BY Mubaarig Axmed Xasan
Habmalyo iyo Bogaadin ku socota Ahmed Adan xaaji Omar (Axmed Sangoore)
DHIDAR XABAALO QODAY QUDHUN BUU UGA DHACAA!!!!!!
NIMANYAHAW NIN GOBAAN AHAY OY GUNNI RIFAYSAAYE:.
Dhulgariirka Siyaasadeed ee Riyaale iyo Udub la baraysteen Hargeysa, yay dani ugu jirtaa?
WAA NAXLI FOGAADEY IYO XANUUN DHOOF DALKA KU YIMI!!!!!!!!.
MADAXDA XISBIYADA WAA MADAXDA QARANKA EE MAXAA LOO RASAASEEYEY?
Xalka Somaliland halka uu ku jiro.
QOYSKEEDII AYEY WAX-TARIWEYDEYE MA KACAANKEY WAX TAREYSAA
Baaq taagero
The Innocent Palestinians: The Forgotten People.
Marwadu sir weyn bay bixisay:
Inner Dimensions of Hajj
Somaliland miyeyna laanta afka Somalilaga ee BBC shaqaalaheeda dalka ka sari Karin
Waa ta la yaabanyahay!!
Faa'iidada Bisha Barakeysan Ee Ramaadaan?
Kulmiye, a party of quality , standard, equal apportunities & accountability
UDUB's Political night-mares to start right from Riyale's Return home!!
Ina sulub maysagaa xaqa u siiyey Riyaale inuu Xaraashi karo Hantida ma Guurtada ee Qaranka?!!
Advice to Muslims in Ramadhan
Buur-Madoobayaal cusub miyaa, carruurtan kulmiye ka dhextoostey?!!
Hadal dhanaan oo Dambe lama dhegeysanayo ee Madaxweynaha & Guurtidu ha u sheegaan Ummadda mandateka ay haystaan ee Distooriga ah!
WARQAD KU SOCOTA SHIRKA BEELWAYNTA H/JECLO UGA SOCDA DEGMADA GAR ADAG...
"nabada khal khal ha gelin"
© Copyright 2005 - 2006 Golis News. All rights reserved.