Hambalyo Aroos - Cabdi Shariif Handule iyo Hoodo Ismaaciil Dirir oo kadhacay Burco (21/05/07)
Dhamaan dadkan magac yadoodu hoos ku qoran yihiin waxay hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayaa boqorka iyo boqorada Abdi Sharif Handule iyo Hoodo Ismaaciil Dirir oo uu meherkoodu ka dhacay magaalada Burco ee gobolka Togdheer
Nasir Mohamed Abdi (AbdiXaalays) A/hakiin A/lahi Ariish A/qadir Mohammed Hassan A/rahmamn Suleiman (Goodir) Mohammed Abdi Mohammed Mohammed Xirsi Omar Hussein Sh.Ali Warsame Aadan Mire Hassan Mustafe Jamac (Indha Taag) A/fatah aAbdi Omar Sahra Ali Hassan Malyuun Ali Omar Aamina Abdi Siciid Mohammed Husein Saleebaan Osman Mohamed Husein Xasan Abdi Husein Siciid Caabi Cabsiiye Mohamed ( Dhashane) Waxaanu leenahay labadii hodma noqda wiil iyo caano
|