Tacsi:Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Berbera
Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Md Siciid Daa'uud Cilmi isagoo ku hadlaya magiciisa kan Golaha Deegaanka, ka shacbiga Berbera waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Gudoomiye kuxigeenkii Golaha Deegaanka Berbera Marxuum MAxamed Cumar Yasir Bitiile oo ku geeriyooday Berbera 17.05.2007 waxaanu si naxariisleh uga tacsiyadeynayaa guud ahaan shacbiga reer Berbera, Golaha, iyo qoyskii qaraabadii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuumku alle ha u naxariistee...
INAA LILAAH WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN.............
|