Yasin Jaamac Nuux (Suldaan)
Siyaad Timir Cali
Hooyo: Faadumo Jaamac Cawaale
Raxma Timir Cali, odaygeeda iyo carruurteeda
Maxamuud Saleebaan Jaamac
Fahad Maxamed Jaamac
Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac
C/waaxid Maxamed Jaamac
Cali Xuseen X Ibraahim
Sahra Xuseen X Ibraahim
Dhammaan dadkaa kor ku xusani waxay tacsi u dirayaan eheladii iyo
qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuun Maxamed Faarax (Odawaa), naxariistii janno
Eebbe ha ka waraabiyee, oo shalay (19 May 2007) ku geeriyooday magaalada
Milton Keynes, ee dalka Ingiriiska. Waxay Ilaahay uga baryayaan inuu
naxariistii janno marxuunka ka waraabiyo, samir iyo iimaanna dhamaanteen innaga
siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin
Allaa mahad leh