Golis News
Home | Entertainment | Religion | Gallery | About Us | Contact us
Bogga cusub ee Hambalyadda ee guusha Kulmiye iyo Madaxweynaha iyo kuxigeenka Cusub
Warqad Sagootin Ah oo Ahmedou Ould Abdallah u Soo Direy Soomaalida
TAARIIKHDA IYO WAXQABADKA SIILAANYO
Qudbadihii Musharaxiinta Maxaa Kaga Baxay?
Laxaadkii Udub Iyo Liica Jira
Faysal Cali waraabow hakadhigan gabaad Kitaabka quraanka adigoo aan ka soo bilaabin xisbigaaga.
Naqdi khudbadii Madaxweyne Rayaale ka jeediyey khayriyadda maalintii Khamiista ee 3da June 2010 ee ku saabsanayd olalaha doorashada ee xisbiga UDUB.
Faallo: Xidhiidhka Turkiga & Isreal oo jar kasii dhacaya
Somaliland peace and democracy is threatened by religious fundamentalist groups and Criminal networks of Pirates
Ku Shubasho Mise Ka Xoogid Waa Midkee Hadalka Wasiir Cawil
Gorfeynta Golisnews:Sadex 'Ka' Xisbigii Ay Isku Raacdo Ayaa Helay Doorashada Kaash+Khaadhadh+ Koomishan.
Munaasabad ballaadhan oo lagu xusaayey gudagalkii SNM ee 27 May 1988 oo lagu qabtay magaalada London:
Gorfeynta Golisnews:Kushabashada Doorashada Iyo Ka Hortaga Ku Shubashadu Waa Kar Saaran Koomishanka Iyo Kooxaha Tartamayaba. Yaanse Lagu Kadsamin
Madaxweyne Geele oo caddaystay colaadda uu hayo Somaliland, iyo xukuumadda Somaliland oo aan ka jawaabin hadaladii diblomaasiyadda ka fogaa ee kasoo yeedhay madaxweyne Geelle.
 
Madaxweyne Rayaale oo qaabilay madaxtooyada weftigii reer Ghana ee dalka booqashada ku joogay

Madaxwaynaha Rayaale ayaa maanta qasriga madaxtooyada somaliland ku qaabilay weftigii ka socda dalka Ghana ee u yimid ka qeyb qaadashada xuska qaranimada somaliland ee 18 May 2007 oo ahayd maalin ku suntan quluubaha shucuubta somaliland weftigan oo ay madaxweynaha ka wada hadleen arimo dhawr ah ayaa wixii ay ka wada hadleen lagu faahfaahiyey warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland oo uu nuqul kamid ahi soo gaadhay Golis News waxaanu u dhignaa isagoo dhameystiran sidan:

"Madaxwaynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxaa uu saaka ku qaabilay xarunta Madaxtooyada JSL waftigii ka socday Baarlamanka dalka Jamhuuriyada Gaana oo booqasho ku joogay Somaliland kana soo qayb galay dabaaldagii iyo Xuskii sanad guuradii 16aad ee gooni isku taaga Somaliland ee 18may.

Madaxwaynaha JSL waxaa uu waftiga uga waramay talaabooyinkii horu marka ahaa ee JSL ay ka qaaday dhinacyo badan gaar ahaan geedi socodka nidaamka dimuqraadiyada, Madaxwaynuhu waxa uu ku hambalyeeyay umada reer Gaana talaabooyinka wax ku oolka ah ee wadankoodu ka qaatay sugida nabad galyada iyo xasaloonida wadamo badan oo aduunka ah gaar ahaan Qaarada Africa waxana Madaxwaynuhu uu tibaaxay in kaalinta Gaana ay ka ciyaarto nabada iyo midnimada Africa ay tahay mid soo jireen ah oo ku xidhiidhsan kaalintii Nakruuma uu ka qaatay xornimada iyo gobonimadoonka qaarada Africa.


Madaxwaynuhu waxa kale uu cadeyay in dowlada iyo shacbiga Somaliland ay aad ugu riyaqeen hadaladii dhiiri galinta ahaa ee uu hogaamiyaha waftigu ka jeediyay warbaahinta maalintii dabaal daga 18May. Madaxwaynuhu wuxuu waftiga u sheegay inuu si wayn u rajaynayo in waftigu ay gaadhsin doonaan Barlamanka reer Gaana iyo shirarka madaxda Africa ee dalkooda ka dhici doonaba wax yaabaha dhabta ah ee ay indhahooda ku soo arkeen intii ay jogeen Somaliland taas oo keeni doonta in wadamada Africa ay noqon donaan kuwa iyagu u horseeda Aqoonsiga Qaranimada Somaliland.


Madaxwaynuhu mar uu ka hadlayay gooni isku taaga JSL waxa uu yidhi gooni isku taga Somaliland waa mid ka soo ga ay umada reer Somaliland ka dib markii ay aayo xumi iyo guul daro ay kala kulmeen sodonkii sane ee udanbeyay markii ay dowlad nimada la wadaageen wadankii lays ku odhan jiray Somalia.


Hogaamiyaha Waftiga Baarlamanka reer Gaana Mr. ADUSA oo isna halkaa hadal kooban ka jeediyay waxa uu sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin sida diiran ee loosoo dhaweyay intii ay jogeen Somaliland iyagoo dareensanaa in ay dalkoodii oo kale jogaan.


Mr Adusa waxaa kale oo uu intaas ku daray iyagoon hore u aqoon Somaliland in ay manta usuuro gashay in ay bartaan shacbiga iyo dalka Somaliland dadaalka wayn ee ay u galeen nabada iyo horumarka dalkooda taas oo ay gadhsin donaan intii dadaalkooda ah Dalkooda Jamhuuriyada Gaana"


 Abdikarim Said Salah

Golis News

Hargeysa Somaliland

 

Saaxiibkaa u dir
Jul 08 Somalia's Al-Shabab vow to step up jihad against AU
Jul 01 Taariikh Nololeedkii Madaxweynaha La Doortay (The Elected President) Ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo
Jul 01 Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Khudbadiisii Ugu Horeeyey Jeediyey Isagoo aad iyo aad u faraxsan Una Hambalyey Shacabka Somaliland Intii U Codaysay IYo Kuwii Ka Codeeyey
Jul 01 War Deg Deg Ah:Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland
Jul 01 Hargeysa (GLN) waxaanu akhristayaashayada ugu baaqaynaa in minidada soo socda ay kala socdaan cidii ku guulaysatay doorashadii madaxtinimada sonaliland
 
Somaliland: A radical change?
The Roots of the Islamic Conflict in Somalia
The impoverished majority in most African countries are denied their constitutional rights.
Rejecting Taghut is a condition of Tawheed
The Islamic view of creativity
XIDHIIDHKA ETHIOPIA IYO SOMALILAND. By A.S.Botan.
Maxaa lagu hadoodilayaa caleema saarka ugaaska beesha CIISE
Waxa keliya ee aduunku maanta inoogu soo joogsanayaa waa Xukuumada Riyaale oo meesha ka tagta.
The Voting for Sharia in Somalia
Ma dhabaa Jaamacada Burco sida Diinkay u socotaa?
Mr.Riyaale, Show Me The Achievements of This Government, What Have You Done For a Power And Time
Maamulka hadda ka jira oo Berbera ka dhigay Meel Ka- Guureen ah / Sumcad Xumona u soo jiiday.. (Warbixin Magaalada Berbera)……
Maanso, Maqaal, iyo Qosol: Halyeeyada Birma-geeydo Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen, Abidjan , Ivory Coast
Maqaal Daba Socda Maxaa Is Ka Badalay Dhaqan Xumayenta Dhalaanka iyo Caarka
Madaxweyne Riyaale Socdaalkiisa iyo Duruufaha ku Gedaaman Gobalka Togdheer BY Mubaarig Axmed Xasan
Habmalyo iyo Bogaadin ku socota Ahmed Adan xaaji Omar (Axmed Sangoore)
DHIDAR XABAALO QODAY QUDHUN BUU UGA DHACAA!!!!!!
NIMANYAHAW NIN GOBAAN AHAY OY GUNNI RIFAYSAAYE:.
Dhulgariirka Siyaasadeed ee Riyaale iyo Udub la baraysteen Hargeysa, yay dani ugu jirtaa?
WAA NAXLI FOGAADEY IYO XANUUN DHOOF DALKA KU YIMI!!!!!!!!.
MADAXDA XISBIYADA WAA MADAXDA QARANKA EE MAXAA LOO RASAASEEYEY?
Xalka Somaliland halka uu ku jiro.
QOYSKEEDII AYEY WAX-TARIWEYDEYE MA KACAANKEY WAX TAREYSAA
Baaq taagero
The Innocent Palestinians: The Forgotten People.
Marwadu sir weyn bay bixisay:
Inner Dimensions of Hajj
Somaliland miyeyna laanta afka Somalilaga ee BBC shaqaalaheeda dalka ka sari Karin
Waa ta la yaabanyahay!!
Faa'iidada Bisha Barakeysan Ee Ramaadaan?
Kulmiye, a party of quality , standard, equal apportunities & accountability
UDUB's Political night-mares to start right from Riyale's Return home!!
Ina sulub maysagaa xaqa u siiyey Riyaale inuu Xaraashi karo Hantida ma Guurtada ee Qaranka?!!
Advice to Muslims in Ramadhan
Buur-Madoobayaal cusub miyaa, carruurtan kulmiye ka dhextoostey?!!
Hadal dhanaan oo Dambe lama dhegeysanayo ee Madaxweynaha & Guurtidu ha u sheegaan Ummadda mandateka ay haystaan ee Distooriga ah!
WARQAD KU SOCOTA SHIRKA BEELWAYNTA H/JECLO UGA SOCDA DEGMADA GAR ADAG...
"nabada khal khal ha gelin"
© Copyright 2005 - 2006 Golis News. All rights reserved.