Golis News
Home | Entertainment | Religion | Gallery | About Us | Contact us
Bogga cusub ee Hambalyadda ee guusha Kulmiye iyo Madaxweynaha iyo kuxigeenka Cusub
Warqad Sagootin Ah oo Ahmedou Ould Abdallah u Soo Direy Soomaalida
TAARIIKHDA IYO WAXQABADKA SIILAANYO
Qudbadihii Musharaxiinta Maxaa Kaga Baxay?
Laxaadkii Udub Iyo Liica Jira
Faysal Cali waraabow hakadhigan gabaad Kitaabka quraanka adigoo aan ka soo bilaabin xisbigaaga.
Naqdi khudbadii Madaxweyne Rayaale ka jeediyey khayriyadda maalintii Khamiista ee 3da June 2010 ee ku saabsanayd olalaha doorashada ee xisbiga UDUB.
Faallo: Xidhiidhka Turkiga & Isreal oo jar kasii dhacaya
Somaliland peace and democracy is threatened by religious fundamentalist groups and Criminal networks of Pirates
Ku Shubasho Mise Ka Xoogid Waa Midkee Hadalka Wasiir Cawil
Gorfeynta Golisnews:Sadex 'Ka' Xisbigii Ay Isku Raacdo Ayaa Helay Doorashada Kaash+Khaadhadh+ Koomishan.
Munaasabad ballaadhan oo lagu xusaayey gudagalkii SNM ee 27 May 1988 oo lagu qabtay magaalada London:
Gorfeynta Golisnews:Kushabashada Doorashada Iyo Ka Hortaga Ku Shubashadu Waa Kar Saaran Koomishanka Iyo Kooxaha Tartamayaba. Yaanse Lagu Kadsamin
Madaxweyne Geele oo caddaystay colaadda uu hayo Somaliland, iyo xukuumadda Somaliland oo aan ka jawaabin hadaladii diblomaasiyadda ka fogaa ee kasoo yeedhay madaxweyne Geelle.
 
Dabaaldega Xuska 18, May 2007 iyo Fagaaraha Khayriyada Burco

Dabaaldega Xuska 18, May 2007 iyo Fagaaraha Khayriyada Burco


 


Munaasibada Xuska 18 May oo si heer qaran ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday fagaaraha khayriyada Burco Munaasibadaas oo ay soo qayb galeen Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Eng Faysal Cali Waraabe, Gudoomiyaha Gobalka Togdheer Cabdi Xuseen dheere, Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Maxamauud Axmed Xasan, Madax dhaqameedyo, Cuqaal, iyo dhamaan Qaybaha kala duwan ee Bulshada.


 


Munaasibadan ugu horeyn waxay ku bilaabatay Salaan Sharaf ay Bixiyeen Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Kooxda Muusikada Baan Boy, intaas ka dib waxaa bilaabmay khudbado dhaadheer oo taarikhiya waxaa Kelmada kowaad qaatay Gudoomiyaha Golaha Deegaan Maxamuud Axmed Xasan oo sheegay in ay Somaliland Madax banaanideedii la soo noqotay  18 May, 1991 oo laga dhawaaqay Gobalka Togdheer manta farxad ayey inoo tahay sida wanaagsan ee aynu isugu soo baxnay waad arkaysaan debaaldegan.


 


Munaasibadan waxaa ka soo qayb galay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Eng Faysal Cali Waraabe oo sheegay in uu marti qaad ka haystay wadamo dibada ah waxaan ka door biday in aan munaasibadan kala qayb qaato bulshada Reer Togdheer oo ah halkii laga dhawaaqay Somaliland, walaalayaal waxaan idiin sheegayaa in aynu ilaashano Xoriyadeena  Qaaliga ah, Qabiil iyo Qaran Meel mawada Galaan marka aynu quluubteena isu soo jeedsato ayeynu helaynaa aqoonsiga, sida aad la socotaan dhowaan waxaanu ka nimid safar dibadeed oo aanu ku soo maray Wadamada Africa waxaanu qabnaa rajo weyn in la ictiraafo inta ka horeysa 2008.


 


Waxaan idiin sheegayaa Somaliland waxay leedahay Cadaw badan oo hareeraha ina xiga Sida Jabuuti iyo Dawlada C/laahi Yusuf, Jabuuti waad ogtihiin abaalka aynu u galnay walaalayaa C/laahi Yusufna hore Soomaaliya waynu isku laynay waana ka kuu laysanay isagoo jooga Garoowe ayuu sheegan jirey Somaliland Maantana Waa la tegayaa Xuduuda Somaliland Dhahay iyo Laas caanood waa Somaliland, Walaalayaal waa in aynu ciidan keena dhisanaa oo ku ilaalinaa qaranimadeena waad arkaysaan Dhaawaca ka muuqda daaraheena iyo dhafooradeeda .


 


Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo la hadlayey Dadweynaha Reer Togdheer wuxuu ku baraarujiyey in ay ilaashadaan Midnimadooda iyo Quluubtooda hadaad hagaajisaan wax waliba walaal waa inoo hagaagayaan waxaana idiin rajaynayaa in Sanadkaa Sanadka Xiga aynu ku gaadhno Guul iyo Barwaaqo.


 


Gebagebadii waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Gobalka Togdheer Cabdi Xuseen Dheere oo sheegay in mustaqbalka Somaliland uu manta marayo halkii ugu wacnayd waxaan idin leeyahay aynu samirno wax badan ayaanu og nahay waxaad arki doontaa iyadoo manta Somaliland dib loogu soo noqday Munaasibadan qiimaheeda waanu wada garanaynaa Fariidna waa garanayaa nacasna loo sheegi mayo.


 


Mujaahidiintii Xoreysay Dalka Qaar ka mid ayaa iyaguna ka hadlay munaasibadan oo sheegay in ay Madax Banaanida Somaliland tahay lama taabtaa sidaa waxaa yidhi Mujaahid Faarax Qoor Gaab oo ka hadlay Munaasibada Xuska 18, May 2007.


 


Siciid Axmed Raage


Golisnews Burco.


rageyare@hotmail.com


Mobile Phone: 4430715


 


Sawirada waad sugeysaan iyo Waraysi Xiise Badan  oo la yeesheen Wariyayaasha Golisnews, Hadhwanaagnews, iyo labada Wargeys ee ka soo baxa Hargeysa Geeska Africa, Saxansaxo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay dhinacyo badan xaalada waqtiga ku sugan yahay Dalka.

 

 

 


 


Saaxiibkaa u dir
Jul 08 Somalia's Al-Shabab vow to step up jihad against AU
Jul 01 Taariikh Nololeedkii Madaxweynaha La Doortay (The Elected President) Ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo
Jul 01 Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Khudbadiisii Ugu Horeeyey Jeediyey Isagoo aad iyo aad u faraxsan Una Hambalyey Shacabka Somaliland Intii U Codaysay IYo Kuwii Ka Codeeyey
Jul 01 War Deg Deg Ah:Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Loo Doortay Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland
Jul 01 Hargeysa (GLN) waxaanu akhristayaashayada ugu baaqaynaa in minidada soo socda ay kala socdaan cidii ku guulaysatay doorashadii madaxtinimada sonaliland
 
Somaliland: A radical change?
The Roots of the Islamic Conflict in Somalia
The impoverished majority in most African countries are denied their constitutional rights.
Rejecting Taghut is a condition of Tawheed
The Islamic view of creativity
XIDHIIDHKA ETHIOPIA IYO SOMALILAND. By A.S.Botan.
Maxaa lagu hadoodilayaa caleema saarka ugaaska beesha CIISE
Waxa keliya ee aduunku maanta inoogu soo joogsanayaa waa Xukuumada Riyaale oo meesha ka tagta.
The Voting for Sharia in Somalia
Ma dhabaa Jaamacada Burco sida Diinkay u socotaa?
Mr.Riyaale, Show Me The Achievements of This Government, What Have You Done For a Power And Time
Maamulka hadda ka jira oo Berbera ka dhigay Meel Ka- Guureen ah / Sumcad Xumona u soo jiiday.. (Warbixin Magaalada Berbera)……
Maanso, Maqaal, iyo Qosol: Halyeeyada Birma-geeydo Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen, Abidjan , Ivory Coast
Maqaal Daba Socda Maxaa Is Ka Badalay Dhaqan Xumayenta Dhalaanka iyo Caarka
Madaxweyne Riyaale Socdaalkiisa iyo Duruufaha ku Gedaaman Gobalka Togdheer BY Mubaarig Axmed Xasan
Habmalyo iyo Bogaadin ku socota Ahmed Adan xaaji Omar (Axmed Sangoore)
DHIDAR XABAALO QODAY QUDHUN BUU UGA DHACAA!!!!!!
NIMANYAHAW NIN GOBAAN AHAY OY GUNNI RIFAYSAAYE:.
Dhulgariirka Siyaasadeed ee Riyaale iyo Udub la baraysteen Hargeysa, yay dani ugu jirtaa?
WAA NAXLI FOGAADEY IYO XANUUN DHOOF DALKA KU YIMI!!!!!!!!.
MADAXDA XISBIYADA WAA MADAXDA QARANKA EE MAXAA LOO RASAASEEYEY?
Xalka Somaliland halka uu ku jiro.
QOYSKEEDII AYEY WAX-TARIWEYDEYE MA KACAANKEY WAX TAREYSAA
Baaq taagero
The Innocent Palestinians: The Forgotten People.
Marwadu sir weyn bay bixisay:
Inner Dimensions of Hajj
Somaliland miyeyna laanta afka Somalilaga ee BBC shaqaalaheeda dalka ka sari Karin
Waa ta la yaabanyahay!!
Faa'iidada Bisha Barakeysan Ee Ramaadaan?
Kulmiye, a party of quality , standard, equal apportunities & accountability
UDUB's Political night-mares to start right from Riyale's Return home!!
Ina sulub maysagaa xaqa u siiyey Riyaale inuu Xaraashi karo Hantida ma Guurtada ee Qaranka?!!
Advice to Muslims in Ramadhan
Buur-Madoobayaal cusub miyaa, carruurtan kulmiye ka dhextoostey?!!
Hadal dhanaan oo Dambe lama dhegeysanayo ee Madaxweynaha & Guurtidu ha u sheegaan Ummadda mandateka ay haystaan ee Distooriga ah!
WARQAD KU SOCOTA SHIRKA BEELWAYNTA H/JECLO UGA SOCDA DEGMADA GAR ADAG...
"nabada khal khal ha gelin"
© Copyright 2005 - 2006 Golis News. All rights reserved.