Waxaa maanta si rasmi uu madaxweynaha cusub ee Somaliland ugu dhawaaqay golihiisa wasiirada oo ka kooban labaataneeyo wasiir iyo dhowr kuxigeeno. Waxaa oo kamuuqda laba dumar ah golahan. magacyada iyo xilalka loo kala magacaabay waxay kalayihiin:
1. Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar – Wasiirka Arimaha Dibedda & Xidhiidhka Caalamiga Ah.
2. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose – Waiirka Arimaha Gudaha.
3. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi – Wasiirka Maaliyadda.
4. Dr. Sacad Cali Shire – Wasiirka Qorshaynta & Horumarinta.
5. Xusseen Axmed Caydiid – Wasiirka Hawlaha Guud & Gaadiidka.
6. Samsam Cabdi Aadan – Wasiirka Waxbarashada &. Tacliinta Sare.
7. Dr. Xuseen Axmed Maxamed – Wasiirka Caafimaadka.
8. Axmed X. Cali Cadami – Wasiirka Gaashaandhiga.
9. Cabdirisaaq Khaliif Axmed – Wasiirka Ganacsiga & Dalxiiska.
10. Dr. Axmed Xaaji Oday – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga.
11. Cabdirisaaq Ibraahin maxamed – Wasiirka Boosaha & Isgaadhsiinta.
12. Prof. Ismaaciil Muumin Aar – Wasiirka Caddaalada & Garsoorka.
13. Sh. Khaliil C/Laahi Axmed – Wasiirka Diinta & Awqaafta.
14. Ilhaan Maxamed Jaamac – Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada.
15. Dr. Maxamed Yaasiin Xasan – Wasiirka Kaluumaysiga, Khayraadka Badda & Maamulka Dekedaha.
16. Dr. Xusseen Cabdi Ducaale – Wasiirka Macdanta, Biyaha & Tamarta.
17. Maxamed Xaashi Madar – Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha & Dhaqanka.
18. Prof. Faarax Cilmi Maxamed – Waiirka Beeraha.
19. Maxamuud Xaashi Cabdi – Wasiirka Duulista & Hawada.
20. Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire – Wasiirka Warfaafinta.
21. Cali Xaamud jibriil – Wasiir ku Xigeenka waxbarashada & Tacliinta sare.
22. Maxamed Yoonis Cawaale – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibeda.
23. Cismaan Garaad Soofe – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha.
24. Cali Cabdi Saa’iq – Wasiir ku Xigeenka Hawlaha Guud & Gaadiidka.
25. Warsame Siciid Cabdi – Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.






