Golis News
Home | Entertainment | Religion | Gallery | About Us | Contact us
Hab Sahala Ood Ku Caawin Karto Somaliland Adoon Culus Badani Isa Saarin,Golisnewsna Diyaar Bay Kula Tahay In Ay Baahiso Caawimadaada Aad Samayso Sawiradooda.
Tiimkii kubbada cagta gobolka Togdheer ee sanadkii 1981. Waxaa nasoo gaadhsiiyay kabtankii kooxda, ANIIS CABDILLAHI. By Suleyman Muuse Yuusuf.
Somaliland Community appealed the Kenyan government and other the international community fairness and stopping denying their rights.
Taageero siinta halyeeyada kiiska Cali Samatar dabada ka riixaya waa waajib ina wada saaran BY: Suleiman Abdisitaar Dubad
Dhalinyarada Maantu Maxay Ka Baran Karaan Xuska Dhagaxtuurka Maanta
Xulka kubada cagta gobolka Togdheer ee sideetanaadkii. By Suleyman Muuse Yuusuf.
Maxaad kala socotaa qaabkay u shaqayso hay'adda nabad sugidda( Sirdoonka) qaranka Somaliland?
Taariikhda Dhabta Ah Ee Maalinta Valintines Day Maxaa Ku Duugan? . Faalada Golisnews
Israel Waxay Diyaar U Tahay Inay Aqoonsato Somaliland, Balse Xidhiidh Kama Hayno Madaxda Somaliland| Madaxa Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israel Ee Afrika Yigal Palmor
Horn of Africa Development Organisation (HODO Life line) appealed to provide urgent humanitarian assistant to the Somaliland people devastated by the long-term drought.
Jaaliyadda Soomaalida Ee Ku Nool Boqortooyada Ingiriiska Oo Bilaabay Inay Iska Uruuriyaan Lacagta Madax Furashada Loogu Haysto Lamaanaha Britishka Chandlers
Taariikh Nololeedkii Alla Ha U Naxariistee Marxuum Xuseen Mataan Mahdi Beeli-Eeday Oo Aanu Ka Weraysanay Mujaahid Wagar Saleeban Oo Ka Tirsana Saraakiishii SNM
Taariikh Nololeedkii Taliyihii Sahanka Guudata 12aad Ciidanka Qaranka Marxuum Muj Mataan Mahdi?
Cadadkii labaad ee Wargeyska The Enterprise oo soo baxay
 
ABOUT US

Thank you and welcome to Golisnews.com

We are pleased to announce that our vision of creating a “Website” with an up-to-date News ( both in English and Somali), diverse views, and personal opinions, And topics ranging from Sport, Education, Entertainment, Religion, and so on and so forth, have been realised.

On planning stage, we felt there was a need for neutral source of information. Giving Priorities to News and articles with clarity contributed by individuals regarded as visionary intellectuals. The principal idea of the creation of this dynamic, easy to access and use website, primarily for Somali-speaking, is to offer neutral and professional website in Somali and English languages with up to date news and entertainment with particular FOCUS and emphasis on Somaliland. Our intention is that neutrality, often not catered for in Somali media, is maintained.

We hope that you, the reader, will keep coming to this website and contribute to its evolution to become a preferred choice of source of information. In return, we will give you, not only an impartial information but we will listen to our readers and give an oppurtunity for feedback. We have a gap to fill in as we aim to become the preferred choice of source of Somaliland news, entertainment, personal articles and even Education.

We hope you find this website useful and enjoyable and thank you very much indeed once more for your visit.

<h4>Maqaal furitaan oo Soomaali ku qoran</h4>!

Malaa maqashee wali waanad booqan www.golisnews.com ?

Bulshayahay bushaare, bilkhayr dhaha dhammaantiin !!!!!!!!

Golisnews waa website cusub oo kusoo biiray bahda wargeysyada khadka internetka ee Afsomaliga ku hadla. Waxaynu ku noolahay duni casriya oo isuwada furan oo aad moodo in xuduuduhii iyo kala qoqobnaantii meesha ka baxday, horumarka laga gaadhay dhinaca tignoolajiyadda gaar ahaana qalabka warbaahinta, khadka internetka, iyo casriyeynta isgaadhsiinta, iyo xidhiidhka emailska ayaa sababay in caalamkii isu soo dhawaado oo uu noqday sidii dad kuwada nool tuulo yar oo wadaaga dareenkii kusoo kordhaba farxad iyo naxdinba.

Bulshada caalamkuna waxay wadaagaan dhacdooyinka ka dhaca dacalada dunida. Tusaale ahaana dhul gariirkii dhawaan ka dhacay waddanka Pakistand waxaa ka xumaaday oo deg deg uga jawaabay bulshada caalamka kuwaasoo caawimo arrin iyo adduunba gaadhsiiyey dadkii waxyeeladu kasoo gaadhay dhacdadaas, waayo waxaan kuwada nool ahay duni isku mid ah oo noqotay sidii dad kuwada nool hal xaafad oo isu dhow.

Haddaba websiteka Golisnews isagoo la jaanqaadayaa isbadalada dunida ka dhacay ee la xidhiidha caalamiyeynta ee uu hormuud ka yahay qalabka warbaahinta ayaa waxay jeceshay inay gacan ka gaysato in bulshada afsomaliga ku hadasha ay ka haqab tirto wararka khuseeya gaar ahaana bulshada afsomaliga ku hadasha ee deggan geeska Africa ama dacalada kala duwan ee dunida.

Haddaba Golisnews bulshada afsomaliga ku hadasha waxay ugu ballan qaadaysaa inay u hayso warar hufan oo tayo leh oo buuxinayaa dhammaan shuruudaha caalamiga ah ee la xidhiidha warbaahinta. Golisnews waxay leedahay wariyayaal leh aqoon iyo waayo aragnimo waxay dhawri doonaan xeerarka iyo habdhaqanka saxaafadda ( Code of conduct of Journalism).

Markaas Golisnews wuxuu ku leeyahay warbaa u gaajo u kulule, dhakhso u booqo bogga wararka ee Golisnews oo aad ka heli karto www.golisnews.com .

Golisnews wuxuu ku casumayaa bulshada afsomaliga ku hadasha inay wararka, maqaalada iyo faalooyinkaba usoo diraan Golisnews oo ah xarunta mareegaha wararka la xidhiidha Somalida iyo caalamka kaleba.

Maamulka Golisnews company oo idin leh barasho wacan bulshow ee haka baaqsan inaad boqaato bartilmaameekda Golisnews oo ah:

www.golisnews.com

 
Maxaa lagu hadoodilayaa caleema saarka ugaaska beesha CIISE
Waxa keliya ee aduunku maanta inoogu soo joogsanayaa waa Xukuumada Riyaale oo meesha ka tagta.
Xildhibaan Nanac, Alle haw gergaaro'e. Tusaale nool oo Mas'uuliinta aanu rabno ah ayuu dhigey. Dr. Cali Cabdi Muxumed
GUURTIDA IYO XAALADOODA WAQTIGAN‏
Jowhary oo gaadhy UK
The Djibouti Experience: The Shrieking Rage.
Yaa lagu tuhunsan yahay ku lug lahaanshaha / Maxayse wadagaan qorshayashii Dilka & isku dayga ee Laascanood iyo Hargeysa S/land ka dhacay waqti isu dhow.
MADAXWEYNE DAAHIR RIYAALE OO MALEEGAYA FALAL ARGAGIXISO OO LAGU WANJALAYO DOORASAHDA
Ma dhabaa Jaamacada Burco sida Diinkay u socotaa?
Mr.Riyaale, Show Me The Achievements of This Government, What Have You Done For a Power And Time
Maamulka hadda ka jira oo Berbera ka dhigay Meel Ka- Guureen ah / Sumcad Xumona u soo jiiday.. (Warbixin Magaalada Berbera)……
Maanso, Maqaal, iyo Qosol: Halyeeyada Birma-geeydo Qalinkii: Jamaal Cali Xuseen, Abidjan , Ivory Coast
Maqaal Daba Socda Maxaa Is Ka Badalay Dhaqan Xumayenta Dhalaanka iyo Caarka
Madaxweyne Riyaale Socdaalkiisa iyo Duruufaha ku Gedaaman Gobalka Togdheer BY Mubaarig Axmed Xasan
Habmalyo iyo Bogaadin ku socota Ahmed Adan xaaji Omar (Axmed Sangoore)
DHIDAR XABAALO QODAY QUDHUN BUU UGA DHACAA!!!!!!
NIMANYAHAW NIN GOBAAN AHAY OY GUNNI RIFAYSAAYE:.
Dhulgariirka Siyaasadeed ee Riyaale iyo Udub la baraysteen Hargeysa, yay dani ugu jirtaa?
WAA NAXLI FOGAADEY IYO XANUUN DHOOF DALKA KU YIMI!!!!!!!!.
MADAXDA XISBIYADA WAA MADAXDA QARANKA EE MAXAA LOO RASAASEEYEY?
Xalka Somaliland halka uu ku jiro.
QOYSKEEDII AYEY WAX-TARIWEYDEYE MA KACAANKEY WAX TAREYSAA
Baaq taagero
The Innocent Palestinians: The Forgotten People.
Marwadu sir weyn bay bixisay:
Inner Dimensions of Hajj
Somaliland miyeyna laanta afka Somalilaga ee BBC shaqaalaheeda dalka ka sari Karin
Waa ta la yaabanyahay!!
Faa'iidada Bisha Barakeysan Ee Ramaadaan?
Kulmiye, a party of quality , standard, equal apportunities & accountability
UDUB's Political night-mares to start right from Riyale's Return home!!
Ina sulub maysagaa xaqa u siiyey Riyaale inuu Xaraashi karo Hantida ma Guurtada ee Qaranka?!!
Advice to Muslims in Ramadhan
Buur-Madoobayaal cusub miyaa, carruurtan kulmiye ka dhextoostey?!!
Hadal dhanaan oo Dambe lama dhegeysanayo ee Madaxweynaha & Guurtidu ha u sheegaan Ummadda mandateka ay haystaan ee Distooriga ah!
WARQAD KU SOCOTA SHIRKA BEELWAYNTA H/JECLO UGA SOCDA DEGMADA GAR ADAG...
"nabada khal khal ha gelin"
Hadii Silanyo KULMIYE HJ Noqday Madaxweyne Rabta, Rayaale UDUB Smaroon Maw Awrbaa kaluntay, Faysal UCID Ciidagale Ma Adhi Bay Dumbuluqku Odayaan.
© Copyright 2005 - 2006 Golis News. All rights reserved.