Wararka

Madaxweyne ku xigeenka JSL oo kulan la qaatay Aqoonyahano Xirfadlayaal ah oo ay intooda badani yihiin Saraakiishii Dawlada ee shahaadada heerka 2aad (Masters Degree) ku soo qaatay Xarunta CSEU ee Ethiopia, iyo Aqoonyahano kale oo Bartay aqoonta Maamulka Dawladnimada.

Hargeysa(Golisnews)Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka ... Read More