Golis News
TelesomTelesom Web Banner500x90

DEG DEG MID KAMID AH GAADIIDKA WAFTIGA XISBIGA KULMIYE OO DHACAY

hargeysa golis news SIDA AY SHEEGAYAAN WARAKA HADA SOO GAADHAYA SHABAKADA GOLIS NEWS WAXA GADOOMAY Mid Kamida Baabuurtii Wafida Muuse Biixi Oo Dhacay Dhimasho Ma Jirto Dhaawac Mooye BALSE WAXA KU DHAAWCMAY Alle Ha Shaafiyo dhawr qof
waxaan idiin soo gudbin doonaa warka oo dhamays tiran

GAADHIAG WEFTIAG WAXA LAHAA AXMED MUUMIN SEED WAXA SAARNAA KOOX WARIYAAL AH INKASTA OO NALOO SHEEGY IN UU YAHAY DHAACAF FUDUD DADKA SAARNAA GAADHIGA

No Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *