Golis News
TelesomTelesom Web Banner500x90

DAAWO Warbixn kasoo baxaday Qasriga.Xagaymaraysaa xaalada caafimaad ee maxadweyne axmed m. m.siilaanyo

Golis news:- Madaxtooyadda Somaliland ayaa waxaa ay ka hadashay in xaalada caafimaad ee madaxwayne mudane Axmed Maxamed Maxamed Siilaanyo ay aad u wanaagsan tahay, guddi wasiiro ahna loo saaray la socodla xaaladda caafimaad ee madaxwaynaha.

No Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *