Golis News
TelesomTelesom Web Banner500x90

Mudanayaasha Golaha Wakiilada JSL oo Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 34aad.

Mudanayaasha Golaha Wakiilada JSL oo Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 34aad.
Golis News (Hargeisa) July 04 2017 : Fadhigii Maanta ee Mudanayaasha aqaalka Golaha Wakiilada JSL ayaa Cod Aqlabiyada Ku ansixiyay Ajandaha Kalfadhiga 34aad ee Golaha Wakiiladu ku shaqayn doono Kalfiadhiga 34aad.

Fadhigan Maanta oo u Shirgudoominayay Guddoomiye Ku-Xigeenka Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Waxa ka soo Xaadiray 42 Mudane. Intaa Kadib waxa Golahu Gudo Galay in Cod loo Qaado ansixinta Ajandaha Kalfadhiga 34aad waxa aanay U dhacday Sidan:-
-waxa Ogoladay 27 Mudane.
-waxa Diiday 10 Mudane.
-waxa Ka Aamusay 4 Mudane.
Guddoomiyuhuna Mu Codayn Sidaasanu ku Ansaxay Ajandaha Kalfadhiga 34aad ee Golaha Wakiiladu ku shaqayn doono.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

No Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *