Golis News
TelesomTelesom Web Banner500x90

26 June 1960 Xuska sannad guuradii 57aad ee markii Somaliland lasoo noqday xornimadeeda

Hargeysa( Golisnews, 26 June 2017) Maanta waa 26th June  waa sannadguuradii 57aad markii Somaliland lasoo noqotay xorriyadeeda. Markaas Golisnews waxay u hanbalyeynaysaa ummadda Somaliland munaasabadaas waxaanay kula wadaagaysaa heestan iyo sawiro xusuus ah oo ku saabsan munaasabadda. Heesta waxaa ka danbaysa oo aad dhegaysan kartaa gabaygii caanka ahaa ee kanna siib kana saar ee uu turiyey Cabdillahi Suldaan Timacadde.

 

No Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *