Golisnews(Hargeisa):- Aktarka Tom Cruise ayaa dhawaan soo saaray, filim cusub oo aktarad carbeed la matashay, kaasoo noqonaya filimkiisi ugu
horeeyay ee gabadh carbeed la matasho ama ay wada jilaan.


Filimkan oo lagu magacaabo, (The Mummy), waxa la matashay Aktarada Reer Aljeeriya ee Sofia Boutella, taas oo ka mid ah gabdhaha jilayaasha carabta ugu caansan, filimkan ayaa qisadiisu tahay mucjiso la xidhiidhaa xabaalaha Faraaciinta Masar, waana filim nooca cabsida badan ee Khaakhda Somalidu u taqaano ah, Sofia Boutella ayaa aktaro ka tirsan Hollywood hore ula matashay filimkii Street Dance 2.

http://www.golisnews.com/wp-content/uploads/2017/04/The_Mummy_2017.jpghttp://www.golisnews.com/wp-content/uploads/2017/04/The_Mummy_2017-150x150.jpgShabakada GolisnewsWararka Dibada

Golisnews(Hargeisa):- Aktarka Tom Cruise ayaa dhawaan soo saaray, filim cusub oo aktarad carbeed la matashay, kaasoo noqonaya filimkiisi ugu
horeeyay ee gabadh carbeed la matasho ama ay wada jilaan.

Filimkan oo lagu magacaabo, (The Mummy), waxa la matashay Aktarada Reer Aljeeriya ee Sofia Boutella, taas oo ka mid ah gabdhaha...