Nolosha BINA AADAMKU  dhamaantii waxa sal u ah dhaqamo iyo Diin bulshooyinkana Dunida kala sooca , kuna qiimeeyaan samaan iyo xumaanta xadigooda,

kuna ladhantahay  xal u helidooda iyagoo adeegsanaya curfiga iyo edaabta guund ee guunka ah, guna u tahay kuna dhisan sadarada diinta, ama haddii qaab kale u noolshahay bulshadaasi.

hadaba Haddaan yar kala qaadno heerarka dhawrsanaanta bulsahda dhexdeeda u kala mudan yihiin sida ay marka horeba u kala muddan yihiin dadku dhinaca ixtiraamka, uguna horeeya waayeelka guud ahaan rag iyo dumar ku soo caana maalay dhaqanka suuban caana ku no1qday bulshad dhexdeeda , sada u ah muddo dheeroo soo jireena, maggacoodaa si fudud looga dheehan karaan oo ah waayeel. mmada Islaamkana la faray in la ixtiraamo qofkasta oo Islaamnimo ku ciroobay haddalkiisa iyo ficiliidiisana qaddarin loo muujiyo, wax badan oo maanta jirana tallo wanaagsan oo ay lahaayeen baa udub dhexaad u ah, dhawrsanaanta badan ku heleen ficilo ama haddalo badan oo dhawrsan oo laga akhrisan karo noloshooda guud iyo gaar ahaaneedba .

ugu danbaytiii  waxaad arkaysaa dad ku doonay in ay magac yeshan iyga oo adeegsanay aflagaado , ceebo iyo waxyaalo kale , maaha in aad magac ku yeelto bulshad dhexdeeda e  waa in aad sumcad iyo micno ku yeelto waxaan umadayda ugu soo jeedin lahaa in ay marksat dhexdooda ilaalaiyaan sumca karaamda midnimad,

http://www.golisnews.com/wp-content/uploads/2017/03/16649440_1822979621284949_1436052947881081699_n.jpghttp://www.golisnews.com/wp-content/uploads/2017/03/16649440_1822979621284949_1436052947881081699_n-150x150.jpgShabakada GolisnewsMaqaallo

hadaba...