hormarka wadankan iyaga ayaa looga fadhiyaaa dhalinyarda maaha inay ku mashquulan siyaasad madhalysa ooo afkaarihii kuwii ka wawaynaa ay

ugu horayn dalinyarada somaliland maanta waxaa looga fadhiyaa inay la yimaadaan fiikiro ka duwan kuwi aaabayaashood iyo awoowayaaashood taso sababty in mustaqblka dhaliyarada haatan nooli oo noqdy mid aan la saadlain karin meehsa uu ku danbyn karo  yaynann noqon qoladii reer makaad markii la yidhi waxan aad cabudsaaan muxuu yahay dabadeed ku jawaabay wwaxanu ka dhaxlny aabayashay waa sida xaalku manta ku socdee waxd arkysaa dhalin yar u tafo xaydaty tabtii abihii wax ku dhaliilimahad oo dhami  alle ayay u sugnaaty waxaa damiirkygu ka aamusi waayay inan talooyin waano iyo dhiiri galin intaba iskugu jirta u gudbiyo dhalinyarada somaliland ee an ka midka ahayy kuna nool  gudo iyo dibadba
jiray qabkii iyo xeeladihii abihiin oo aad moodo loo soo xanbaaray

hormarka wadankan iyaga ayaa looga fadhiyaaa dhalinyarda maaha inay ku mashquulan siyaasad madhalysa ooo afkaarihii kuwii ka wawaynaa ay u taag waayeen kabihii  ka dhamadeeen misne wax ay tareen wadnkana anu jirin

a wawaynaa ay u taag waayeen kabihii  ka dhamadeeen misne wax ay tareen wadnkana anu jirin

waxan amainsanahay anigoo ka duulaya maskxda cusub iyo quwada saaaran dhalinyarada in ay wax ka badal muuqada ay ku yelan karaan dadlkeena iyo dadkeenaba kalya maha xalku siyaasad iyo in laga shaqeeyo xarumo dawladeed nolol’ maalmedna laga dhigto dhalilo aan ku qotomanin xaqiiqda misna siyaasdaysan ujeedo garana laga wato oo ay ugu horyaso in laga faaidysto xoogaaga cusub lqna marin hababiyo mustaqbalkaaga

hadaad tahay dhalin yar ku fiir manta maxd u qabaty wadnkaaga iyo dalkaaga mise waqtigaga inta badan waxd ku lumisaaa siyaasada jahwareerisy dhalinyarada intiisa badan ee dhax sabbynaya  badwayn aan la garanyn meel ay u wado dhalinyarada qaarkiina waxay ku mashquulen waxyaabo iska daa inay faaido u tahay umadee nafohooda iyo mustaqblkooda aan u rooryn khatar wayna ku haya qarkana u saaran inay nolosha ka dhacan waxd ku sugantahay waqtiga aad qabsan lahayd waxd ku noolan lahayd waqtiyo badan manka ku hay inay kugu soo soocto waqti uu socodku ku dhibi doono

waxad tahay qofka ugu nasiibka badan dadka aduunka ku nool waxbd qabsan kara waxd aduunka doonto dhisan kara mustqabla ifa oo samayn ku yeesha ubadkaaga badalina kara aduunka soona saari kara wax guud ahan caalmka ku cusub mase ogthay qofa caalmka tegnooloyida ugu yaqaan aduunka uu yahay wiil dhalinyaro ah oo reer falastiin ah

xoogii wadankaa tahay dadkaa kuu  bahaan dalkaa kuu bahan bulshadaa ku dananynysa ka qayb qaado hormarka bulshadada adigoo aqoon waxqabad iyo siyaabo kaleba uga qayb qaadanya aan ku siiyo tusaale gaaban oo umadada wax tari karo hadii aad bartid caruur yaryar oo an awood u helin iny iskuulka tagan inad bartid afsomliga waxad tarty wax wayn

maxad waxqabad la taban karo ah ee wadnkaaga iyo dalkaagaba u qabaty waa suaal is waydii????

waxaa jira dhalinyaro aqoon badan oo ku nool wadanka oo maqaaxiyaha iyo goobaha la fadhiisto    faaido ku fadhiyin aqontaada fikirkaaga hadanad  bulashda uga faaiidyn waxdku sugntahay khasare waxad inta badan arkysaa caqligii dhalinyarada oo ugu adeegaya shqasi dalka iyo dadkaba aan dan ka lahayn ha u badnaadaan niman isku sheega   siyaasiyiin waa inaaq aqoonta sii liicasa e dayrteena ka fakartaaa waa inad tustaa bulshadada qo wax qaan kara ka bilaw xafafd dagntahay  ha marin wadadii adiga lugu maryay oo ha noqon waxan ka dhaxaly abahay!!!!!!!

 

QORE. Abdirahman Ali

abdialiccm@gmail.com

063-4117808

 

http://www.golisnews.com/wp-content/uploads/2017/02/maxaaa1.pnghttp://www.golisnews.com/wp-content/uploads/2017/02/maxaaa1-150x150.pngAdminMaqaallo

hormarka wadankan iyaga ayaa looga fadhiyaaa dhalinyarda maaha inay ku mashquulan siyaasad madhalysa ooo afkaarihii kuwii ka wawaynaa ay

ugu horayn dalinyarada somaliland maanta waxaa looga fadhiyaa inay la yimaadaan fiikiro ka duwan kuwi aaabayaashood iyo awoowayaaashood taso sababty in mustaqblka dhaliyarada haatan nooli oo noqdy mid aan la saadlain...