Sallaada Roob doonta ayaa Dalkoo dhan saaka looga dareeray

Hargeysa(Golisnews) Guud ahaan gobalada iyo degmooyinka Somaliland ayaa waxaa saaka looga dareeray tukashada salaad roob doon ah

Wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa shalay shacabka reer Somaliland ku war gelisay in ay salaadaasi ka soo qeyb galaan si alleh SWT looga baryo in uu roob inoo shubo oo uu inaga jabiyo abaarahan xun ee dalkii ka jir

Golisnews Desk

Hargeysa Somaliland

No Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *