Olamide Bola waa haweeneey u dhalatay dalka Nigeria, waxayna ku eedeysay seygeeda Ogunlana Bola inuu yahay ninka ugu xun adduunka maadaama uu sariir la wadaagay gabadheeda 11 sanno jirta ah.

Haweeneeydaan oo ay muddo shan sanno ah isqabeen ninkaan ayaa waxay maxkamadda ka codsatay in laga furo ninkaan, markii sababta la weydiiyey ayeyna bixisay sharraxaad ku saabsan sababta ay furriinka uga dalbatay.

Sida laga soo xigtay Olamide Bola, wax intaan ka badan uma dulqaadan karto ninkeeda maadaama uu galmo sharci darro ah la sameeyey gabadheeda 11 sanno jirka ah, taasoo ay iyadu nin kale usoo dhashay.

Haweeneydaan ayaa xitaa u sheegtay maxkamadda inay ka qoomameyneyso go’aankii ay ku guursatay ninkaan ay ku tilmaantay mid aan masuuliyad qaadi karin.

18ka bishaan Janaayo ayaa kiiskaan go’aan rasmi ah laga soo saari doonaa, sida laga soo xigtay maxkamadda loo gudbiyey kiiskaan.

http://www.golisnews.com/wp-content/uploads/2017/01/Olamide-Bola-768x469.jpghttp://www.golisnews.com/wp-content/uploads/2017/01/Olamide-Bola-768x469-150x150.jpgAdminMaqaalloWararkii u danbeeyay

Olamide Bola waa haweeneey u dhalatay dalka Nigeria, waxayna ku eedeysay seygeeda Ogunlana Bola inuu yahay ninka ugu xun adduunka maadaama uu sariir la wadaagay gabadheeda 11 sanno jirta ah.

Haweeneeydaan oo ay muddo shan sanno ah isqabeen ninkaan ayaa waxay maxkamadda ka codsatay in laga furo ninkaan, markii sababta...