Golis News
TelesomTelesom Web Banner500x90

Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad Kala Socotaa? Abdirashid Jeeni

Shalay 5tii June, 2017 waxa dhacay dhacdo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, dalal badan ayaa xidhiidhka diblomaasiyadeed u jaray dalka Qatar. Waddamadaas waxa ka mid ah Sucuudiga, Baxrayn, Masar, UAE, Liibiya, Maldives iyo Yaman. Dalalkani waxay Qatar ku eedeeyeen in ay taageertay kooxaha mayalka adag ee loo yaqaan argagixisada, in ay ... Read More

sidee baynu wakhtigeena u maareyn karnaa :

Waqtigu hibooyinka alle inagu mannaystay ee tirada Badan, . waqtig waa mid ka mid ah nimcooyinka ay bulshadeenu ka faaiidaysanin. Waqtigu waa hanti hadii ay marku dhaafto aan dib loo heli karin, waxaa la yidhi , waqtigu waa nolosha iyadoo laga cabirayo qiimihiisa aan wax loo dhigaa jirin. Waxaa la ... Read More

Maxaa ka jira in Caruur Somaliland udhalatay in Malcaamad Hargeysa ah laga qafaashay?

Waxaa soo baxaya warar tibaaxaya in Caruur Somaliland udhalatay isla markaasna haystey dhalasho wadamda debeda ah Malcaamad Hargeysa ku taala laga qafaashay oo badhkood diyaarado lagu daabalay wadankana debeda looga saaray. Waxa laga yaabaa in wararka soo baxayaa sidaasi kaba duwanaan karaan, waxaase shaashadaha laga arkayey waalidiin cabanaysa oo leh ... Read More

Maxaa Jaamacadaha Loo Xidhay?

Golisnews Friday, April 14, 2017 16:08:06 Maalintii isiintii ee ay taariikhdu ahayd10/4/2017 ayaa wasiirka waxbarashada Somaliland cabdilaahi dheer wuxuu ku dhawaaqay in la xidhay 3 jaamacadood oo dalka ku yaalla. Waxa la ogyahay in markii la furaayey jaamacadahani loo maray habkii iyo hanaankii sharci ee furashada jaamacadaha dalka,rukhsadii shaqana la ... Read More

NEECAAWDII MACAANAYD :W/Q CABDIRAXMAAN ASKAR

Waxay ahayd maalin shacabka soomaaliyeed ku wayn,waxaa soo iftiimay hididiilo dawladnimo iyo inay soomaaliya marlabaad cagaheeda dib isugu taagto, Iyado muddo 30 sanno ah ka maqnayd saaxadda caalamka,soomaaliya waxay ka baratay dagaalada ahliga, kalinimadu waxay tahay waxaa ku daatay dhiig badan waxaa ku naf waayay malaayiin qof waxaa qaxay oo ... Read More

Waxaa laga cabsi qabaa in abaaraha baahay ee ka taagan Somaliland oo laga casbi qabi inay isu rogaan macaluul.

  Waxaa laga cabsi qabaa in abaaraha baahay ee ka taagan Somaliland oo laga casbi qabi  inay isu rogaan macaluul. Golisnews, ( 17 March 2017) Abbaaraha ka taagan waddanka Somaliland ayaa kasii daraysa marba marka ka danbaysa. Abbaarahan  oo sababtay roob yaraanta ka taagan gobolada bari ee Somaliland, waxay ka ... Read More