Qiimaynta Ciyaartoyda Kooxaha Man United & Liverpool Ee Kulankii Old Traffrod, Kumaa Ahaa Xidigii Garoonka? Ayaase Ugu Qiimayn Liitay?

Manchester United iyo Liverpool ayaan xili ciyaareedkan wax guulo ah ku kala gaadhin Anfield iyo Old Traffrod waxayna dantu ku qasabtay in ay ku qancaan min hal dhibic oo ay kala heleen. Tababare Klopp ayaa kooxdiisa aad ugu hanwaynaa wuxuuna sheegay in Manchester United ay kaliya kubbado dhaadheer ciyaartay 20 ... Read More