ku-xigeenka madaxweynaha jsl ayaa ka qaybgalay xaflada qalinjebinta ee jaamacada timacadde ee magaalada gebilay

GEBILAY(GOLISNEWS):- xafladan oo ka dhacday hoolka jaamacada ayaa waxa kasoo qaybgalaymadaxweyne ku-xigeenka somaliland,xubno ka mida golaha wasiirada,maamulka heer gobol iyo heer degmo,waalidiin,arday iyo martisharaf kale.   HALKAN KA DAAWO WARKAAS OO FAAHFAAHSAN.......................................... https://youtu.be/evLli4MBw1U

Guddoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Maareeye ku xigeenka dekedda Berbera oo jawaab ka baxshay shir Jaraa’id oo ay qabteen ganacsatadu oo ay kaga cawdeen shirkadda DP World.

Golisnews(11th September 2017) Guddoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Maareeye ku xigeenka dekedda Berbera oo jawaab ka baxshay shir Jaraa'id oo ay qabteen ganacsatadu oo ay kaga cawdeen shirkadda DP World. https://youtu.be/jbFHAjkYnXg  

Madaxweyne Siilaanyo oo dalka dib ugu soo laabtay kadib markuu ku maqnaa dalka Emiraadka Carabta

Golisnews(Hargeysa,4 September 2017). Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markuu dalka  maqnaa muddo. Madaxweynaha ayaa safar shaqo ugu maqnaa dalka imiraadka carabta. Intii madaxweynuhu joogay Abudabay wuxuu galay qalliin fudud iyo baadhitaan caafimaad. Halkan ka fiiri warkaas oo dhamaystiran. https://youtu.be/tOv2kwAC3XY \