Golis News
TelesomTelesom Web Banner500x90

Qiimaynta Ciyaartoyda Kooxaha Man United & Liverpool Ee Kulankii Old Traffrod, Kumaa Ahaa Xidigii Garoonka? Ayaase Ugu Qiimayn Liitay?

Manchester United iyo Liverpool ayaan xili ciyaareedkan wax guulo ah ku kala gaadhin Anfield iyo Old Traffrod waxayna dantu ku qasabtay in ay ku qancaan min hal dhibic oo ay kala heleen. Tababare Klopp ayaa kooxdiisa aad ugu hanwaynaa wuxuuna sheegay in Manchester United ay kaliya kubbado dhaadheer ciyaartay 20 ... Read More

Rabshado madaxa looga jaray maxaabiis oo ka dhacay xabsi ku yaalla magaalada Natal (Daawo Sawirro)

Booliska wadanka Brazil ayaa sheegay in ugu yaraan toban maxbuus lagu dilay dagaal ka dhex qarxay kooxo burcad ah oo ku dhex dagaalamay xabsiga ugu weyn magaalada Natal ee waqooyi bari dalkaas. Qiyaastii 14 saacadood ayey boolisku ku qaadatay inay dib gacanta ugu soo celiyaan xabsiga Alcacuz, waxaana la sheegay ... Read More
12