Wararka

Duqeyn 33 Qof ku Dishay Dalka Syria

Hay’ad la socota dagaalka dalka Syria ayaa sheegtay in duqeyn la rumeysan yahay inay fuliyeen isbaheysiga Mareykanka uu hoggaamiyo ay 33 qof ku dishay iskuul

Continue Reading »

Qeybta Wararka

War degdeg ah: Golaha wasiirada Soomaaliya oo lagu dhawaaqay iyo magacyadooda

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay golaha wasiirada cusub ee xukuumaddiisa, oo muddo laga sugayey. Golaha wasiirada ayaa

Continue Reading »

Wararka Archives

Madaxweynaha is casilay ,+Halaka uu xukumi jiray
- Mar 20, 2017
Madaxweynaha shirkadda tagaasida ee Uber, Jeff Jones ayaa shaqada ka tagaya ka dib markii uu xilkaas hayay muddo lix bilood ka yar. Ilo ka tirsan shirkadda ayaa BBC-da u sheegay in ...
DAAWO, Gudida Dhaqaalaha Golaha Guurtida Oo Kulan La Yeeshay Masuulyinta Baanka Dhexe Somaliland
- Mar 19, 2017
https://youtu.be/nKIGxxPG1I4
Noocyda Garta dhaqanka iyo siday u qadi jireen xeer beegtidii hore W/D, cabdiqani iimaan kooreeye
- Mar 19, 2017
waxay ilatahay in ay haboontahay in ay Odayaasha iyo xeerbeegtida maanta nool ee garaha qaada ama doonaya inay qaadaan waxaan jeclaan lahaa inay ka faa’iidasytaan qoraalkan ka hadlay garta somalidii ...
Sucuudiga oo Iska Fogeeyay Masuuliyada Weerarkii Lagu Dilay 42 Qof oo Qaxootiga Soomaaliyeed
- Mar 18, 2017
Huwanta Sucuudigu hoggaamiyo ee dagaalka kula jirta Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa iska fogaysay in mid ka mid ah diyaaradahoodu qaadeen weerarkii lagu dilay dad ka badan 42 qof oo qaxooti Soomaaliyeed ...
DAAWO .Warbixn ku saabsan Xaalada Abaaraha oo kasii daraysa somaliland
- Mar 16, 2017
https://youtu.be/0pUYwHk83VQ
DAAWO .madaxweyn ku xigeenka somaliland ayaa kulan yeeshay masuuliyiin katirsan dalka imaaradka carabta
- Mar 16, 2017
madaxweyn ku xigeenka somaliland ayaa kulan yeeshay masuuliyiin katirsan dalka imaaradka carabta https://youtu.be/WBd6WP3pKg8
70-Qof oo Mudo Ku Xirnaa Xabsiyada Maraykanka oo Muqdisho La Keenay.
- Mar 10, 2017
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradoodu gaarayso 70 qof oo  muddo labo sanno ah ku xirnaa xabsiyada Maraykanka ayaa maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho ee xarunta Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Amniga Qaranka Soomaaliya C/risaaq Cumar ...
Doodii Ajandaha Kalfadhiga 33aad Xildhibaan Maxamud Jaamac Cilmi (DABLE) oo hadalo dhaxal gal ah ka soo jeediyey
- Mar 9, 2017
Halkan ka Daawo Xildhibaan Dable iyo nuxurka Hadaladiisi

Next Page »