Golis News
TelesomTelesom Web Banner500x90

madaxweyne Edogan oo khudbad qiiro leh ka jeediyey xuska af-gembigii dhicisoobay

hargeysa( golis news ) Madaxweynaha Turkiga, Racep Tayyip Erdogan, ayaa tobanaan kun oo qof u jeediyey khudbad qiiro leh, dadkaas oo iskugu soo baxay xuska sannad guuradii koobaad ee ka soo wareegtay af-gembigii dhicisoobay ee ay shacabku dariiqyda magaalooyink waawyen kaga hortageen. Erdogan, ayaa amaanay dadka iyo xildhibaanadii golaha shacabka ... Read More