Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Abaal Marino Gudoonsiiyey Qaar Ka Mid Ah Shaqaalihiisa + [ Muuqaal ]
January 12, 2019 - Written by Golisnews Editor

Hargeysa (Golis-News):- Wasiirka beeraha Somaliland Md Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu maanta abaal marino gudoonsiiyey qaar ka mid ah shaqaalaha wasaarada oo lagu qiimeeyey shaqo  wanaag sanadkii dhamaadey ee 2018 kii

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Golsnews/Hargeysa Office

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights