Somaliland : Xukuumada Oo Xabsiga Dhigtay Abwaan Caan Ah .
January 12, 2019 - Written by Golisnews Editor

Hargeysa (Golis-News):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay maanta xabsiga dhigtay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo ka mid ah abwaanada reer Somaliland

 Abwaanka ayaa habeenkii xalay aheyd soo bandhigay maansooyin uu xukuumada ku dhaliilaayo .

Golisnews/Hargeysa Office

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights