Abwaan Weedhsame Oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Eedeymo Kulul U Jeediyey + [ Muuqaal ]
January 12, 2019 - Written by Golisnews Editor

Hargeysa (Golis-News):- Abwaan Weedhsame oo ka mid ah abwaanada waa weyn ee reer Somaliland ayaa waxaa uu dhaliilo kulul u jeediyey xukuumada madaxweyne Muuse Biixi isaga oo wax laga xumaado ku tilmaamay xadhiga ay maanta ciidamada Boolisku kula kaceen Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xalay soo bandhigay Maansooyin oo xukuumada ku dhaliilaayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

Golisnews/Hargeysa Office

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights