HALKAN KA AKHRISO GABAYGII SADDEXAAD EE ABYAN MAXAMED CAWED…….
January 10, 2019 - Written by Golisnews Editor

Gabaygan waxa tiryey ABYAN MAXAMED CAWED waxana magaciisa la yidhaahdaa TIJAAR.

Waxaana idinla wanaagaya anigoo ah MAHAD MAXAMUUD CIGE (ALEELI)

 

TOGGA WEYLUN IYO NAARTA ,WAY ISAGA TIYAAQDAAN

TIJAAR BAA IDIIN KACA HADAA ,ISTAAWISAAN QARAN

TOORKII OGAADEEN MAKUU ,IDIN TAGLIIFAAYEY

TOBAN TOBAN XUJOWDIYO ,MARKUU TEERI IDIN RUUBAY

WAATAAN KU TAAKULIN JIREE ,IDINMA TUURAYN

GOB TABAADIYUU  IDINKA DHIGAY ,TAAMURKA ISAAQ

HORMADII TALEEX MAALINTAY , TIMI HADAAN LAAYO

MAANTABA SHIR SHOOLAA TARMAY ,IYO TANI MA JOOGTEEN

TALO XUMADU WAA REERKAYAGA ,TAWS U GOONIYA

 

Gabaygaa waxbaa ka dhiman ,intaasaan se ka hayaa cida uu ujeedana nuxurkiisa laga garanayaa.

 

DIYAARINTII:-GOLISNEWS /HARGEYSA OFFICE

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights