raysak wasaare xasan cali khayre ayaa ku canaantay taliyaha xooga dalka soomaliyeed iyo wasaarada gaashaandhiga soomaliya inay ka gaabiyeen hawlgalkii ka cidhibtirka kooxda alshabaab deegaanada ay haystaan