Dawladda Ruushka Oo Dawladdo Carbeed U Tabobaraysa Cir-Bixiyeen + [ Muuqaal ]
September 12, 2018 - Written by Golisnews Editor
Moscow (golis-News):- Dawladda Ruushka Ayaa Dawladdo Carbeed U Tabobaraysa Cir-Bixiyeen waxaanay dawladda Ruushku tabobarkaasi siinaysaa Cirbixiyeeno ka socda dawladdaha Imaaraadka iyo Masar
kuwaas oo lagu tabobaraayo arrimaha kaxaynta iyo cilad saarida Dayax gacmeedyadda, waxa sidoo kale lagu tabobarayaa habka ka shaqaynta qalabka hawada sare , waxaanu tabobarkani noqonayaa kii ugu horeeyey ee ay helaan dawladdo Carbeed.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaala Warkan

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights