Ciidamada Ruushka Oo Markii Ugu Horeysay Dhoolatus Noociisu Cusub Yahay Ka Sameeyey Baddaha Dalka Suuriya + [ Muuqaal ]
September 12, 2018 - Written by Golisnews Editor
Suuriya (golis-News):- Ciidamada Ruushka ayaa MarkiiĀ  Ugu Horeysay Dhoolatus Noociisu Cusub Yahay Ka Sameeyey Baddaha Dalka Suuriya.

waxaanu tabobarkan iyo dhoolatuskani qayb ka yahay dhoolatusyo baaxad weyn oo ay maalmihii ugu dambeeyey sameynayeen ciidamada dalka Ruushku,waxaana dhoolatusyaddani ka qayb qaadanaaya ciidamadii ugu badnaa ee Ruushka ah.

Waxa sidoo kale ay noqonaysaa markii ugu horeysay ee ay ciidamada Ruushku dhoolatus sidan u balaadhan ku sameeyaan gobolka Barriga Dhexe oo uu sannadihii ugu dambeeyey awood badan ku lahaa Ruushku, gaar ahaana dalka Suuriya.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights