Somaliland Oo Fasirtey Ujeedka Magaca Nabad Iyo Nolol Ee Hal Hayska U Ah Dawlada Farmaajo + [Muuqaal ]
July 17, 2018 - Written by Golisnews Editor
Hargeysa (golis-News):- Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Somaliland Md Liibaan ayaa waxa uu maanta fasiraad ka bixiyey ujeedka Magaca Nabad iyo Nolo loo hal hays u ah dawlada Farmaajo

Wasiir ku xigeenka ayaa waxaa uu hal hayskaas ku macneeyey magic ka turjumaya naxliga iyo naceybka ay u qabaan Somaliland

” Runtii anagu ma qabno inay nabad iyo nolol ay u wadaan dadka ay Mataal , balse ay u qabaan inay yahiin dawlad ka shaqeysa naxliga iyo caceybka Somaliland ” ayuu yidhi wasiir ku xigeenku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights