[Deg Deg] :- Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey In Heshiiskii Khaatumo Uu Soo Dhamaadey +[ Muuqaal ]
July 17, 2018 - Written by Golisnews Editor
Hargeysa (golis-News):- Wasiirka arimaha dibada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo ka jawaabaya su,aal ay warbaahintu weydiisayayaa sheegay in heshiiskii ay Somalilandla wadey maamulka Khaatumo uu soo dhamaadey , balse ay hadhsan tahay oo kaliya sidii ay Somaliland heshiiskaas u fulin laheyn

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights