[Deg Deg] :- Xukuumada Oo Iminka Xayiraadii Ka Qaadey Wargeyska Haatuf +[ Muuqaal]
July 8, 2018 - Written by Golisnews Editor

Hargeysa (golis-News):- Maxkamada gobalka Maroodi-Jeex ayaa waxaa ay maanta xayiradii ka qaadey Wargeyska Haatuf oo xayirnaa muddo afar sanno ah isla markaana ay xayirtay xukuumadii madaxweyne Siilanyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights