Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Goor Dhaweyd Warbaahinta La Hadley Iyo Arimaha Uu Ka Hadley +[ Muuqaal ]
June 10, 2018 - Written by Golisnews Editor

Hargeysa (gols-News):- Wasiirka biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu ka Hadley biyo la,aanta ay ka cabanayaan qaar ka mid ah shacabka magaalada Berbera

Wasiirka ayaa sheegay in Berbera ay dhawaan heli doonto biyo macaan isla markaana biyo laga helay oo laga qoday 9 ceel oo cusub

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights