[Akhriso ]:- Wararkii Ugu Danbeeyey Xaalada Saaka Ee Deeganka Tuko-raq .
May 16, 2018 - Written by Golisnews Editor
Laascaanood (golis-News):- Waxaa saaka degan xaalada magaalada Tuko-raq ee gobaka Sool oo maalintii shalay aheyd dagaalo culus ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland .

Dadka deegankaasi oo shabakada golisnews.com goor dhaweyd khadka telefoonka kula xidhiidhay waxaa ay u sheegen in saaka ay xaaladu kala degan tahay balse xili kasta uu dagaal qarxi karo oo labada ciidan ba ay is hor fadhiyaan , deeganka Tuko-raq na ay gacanta ku hayaan ciidamada Somaliland .

Sidoo kale waxaa go, an oo aan jirin isku socodka gadiidkii shicibka ee u kala gooshi jiray Garoowe iyo Laascaanood , kaas oo sidii shalay dagaalku u dhacay aan u shaqeyneen

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights