Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Oo Iminka Ka Hadley Dagaalkii Saaka Ee Tuko-raq .
May 15, 2018 - Written by Golisnews Editor
Ceerigaabo (golis-News):- Wasiirka Gaashandhiga Somaliland oo ku sugan magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu ka Hadley dagaal saaka Somaliland iyo Puntland ku dhex maray deeganka Tuko-raq ee gobalka Sool

Wasiirku waxaa uu sheegay in ciidamada Somaliand ay hore uga sii socdeen halkii ay markii hore fadhiyeen isla markaana ay hub iyo gadiid badan ka qabsadeen ciidamada maamulka Puntland isla markaana uu iminka istaagey dagaalki ka dib markii ay halkaasi roobab xoogani ka curteen

golisnews/Laascaanood Desk

 

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights