[Deg Deg ]:- Dagaalkii Puntland Iyo Somaliland Oo Iminka Mar Labaad Dib U Bilowdey
May 15, 2018 - Written by Golisnews Editor

Hargeysa (golis-News):- Sida ay iminka baahisay Idaacada BBC-da ee duhur nimo waxaa ay sheegtay in dib uu u bilaabey dagaalkii saaka ka dhex qarxay Ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland .

Dagaalkan ayaa saaka markii uu bilaabey afar sacadood-na uu socdey istaagey ka dib markii deegankaasi roobab xoogani ka curteen

 

Sidoo kale dagaalkan saaka qarxay ayaa waxaa ka dhashey khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ba ah

FIIRO GAARA WIXII WARARA EE KASOO KORDHA KALA SOCO GOLISNEWS

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights