Bahd Golisnews oo idiinku hanbalyeynaya munaasadda 27aad ee 18ka May , Waxaanan idinkula wadaagaynaa hoose macaan oo waddani ah dhegaysi wacan
May 14, 2018 - Written by Golisnews Editor

Bahda Golisnews waxay ugu hanbalyeynaysaa dhammaan bulshada reer Somaliland sannad guuro wanaagsan, waxaanan leenahay ilaahay sannadka danbe haynagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo. Waxaanan munaasabadan idinla wadaagaynaa heesahan hoose ee waddaniga ah.

 

 

 

 

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights