Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Booqdey Fadhiisinka ciidamada Ee Tukoraq +[ Muuqaal ]
April 6, 2018 - Written by Golisnews Editor

Sool (golis-News):- Taliyaha guud ee ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani iyo saraakiil ka tirsan ciidamada ayaa waxaa ay maanta booqdeen fadhiisinka ciidamada Somaliland ee magaalaa Tuko-raq.

Taliyaha ayaa waxaa uu kulamo la qaatey dadweynaha magaalada Tukoraq oo ciidamada Somaliland ay dhawaan kala wareegeen maamulka Puntland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights