[Deg Deg] :- Fanaanada Sahra Axmed Oo Iminka Hargeysa Ku Geeriyootey
April 4, 2018 - Written by Golisnews Editor
Hargeysa (Ilays-News):- Ilahay ha u naxariistee waxaa hada ku geeriyootey cisbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeysa fanaanada Caanka ah ee Sahra Axmed , oo mudooyinkii ugu danbeeyey u jiiftey xaalad caafimaad .

Dhimashada fanaanadan waxaa shabakada Ilaysnews.com u xaqiijiyey qaar ka mid ah Hawl wadeenada iyo dhakhaatiirta ka hawl gasha cisbitalka Gargaar .

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights