[Deg Deg] :- Dagaal Goor Dhaweyd Deeganka Fadhigaab Ee Degmada Ceel Afweyn Ku Dhex Maray Laba Beelood Iyo Khasaaraha Ka Dhashey
April 4, 2018 - Written by Golisnews Editor
Ceel Afweyn(golis-News):- Maanta duhur nimadii waxaa uu dagaal ku dhex maray deeganka Fadhigaab ee oo degamada Ceel Afwen ka tiran laba beelood oo halkaasi wada degan isla makaana kala ah Sacad Yoonis iyo Biciide .

Dagaalka Oo ayaa waxaa uu daba joogaa Dagaalo Soo Noqnoqday Oo Labadaasi Beelood dhex .

Wararka ay helayso shabakada Ilaysnews.com ayaa sheegaya in dhawaacyo 4 qof ah la soo gaadhsiiyey magaalada Ceel Afweyn kuwaas oo hal dhinac ka soo wada jeeda , taas oo la sheegay in mid ka mid ahi culus yahay afarta kale na ay fiican yahiin.

Ciidamada Qaranka Ee Qaybta Sanaag Kuwa Milatariga Iyo Booliska Ayaa Aad Ua Tacaalaya Xaalada Degaanadan Ceelafweyn Iyo Fadhigaab isla markaana ada kala dhex galay.

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights