DAAWO:-maareeye ku xigeenka dekeda berbera oo kawaramay xaalada guud ee dekeda + WARAYSI…..
March 6, 2018 - Written by Golisnews Editor

HARGEYSA(golis-news):-maareeye ku-xigeenka dekeda berbera cabdi cabdilaahi xassan mataan oo marti ku ahaa barnaamijka milicsiga siyaasiga ee ka baxa tvga universal ayaa xoggo dheeraada ka bixiyey xaalada guud ee dekeda magaalada berbera .

maareeyuhu waxa uu ugu horeyn ka hadlay xaalada guud ee dekedu ku sugan tahay hadda oo uu ku tilmaamay in ay mareyso meel aad uwanaagsan ,waxana uu sheegay in shirkada maamusha dekeda ee DP-WORLD ay wax weyn ka qabatay gudaha dekeda ,waxana uu intaasi ku daray in ay keentay qalab badan oo ay dekedu baahi weyn u qabtay.

maareeye cabdi cabdilaahi xassan waxa sidoo kale la weydiiyey su’aalo marka la isku soo xooriyo nuxurkoodu kusoo ururayey

1-sida uu u arko heshiiskii ugu dambeeyey ee saddex geesoodka ahaa ee ay wadagaleen DP-WORLD,SOMALILAND IYO ETHIOPIA,oo uu ku tilmaamay mid horumar weyn u ah dalka guud ahaan.

HALKAN KA DAAWO ISAGOO DHAMAYS TIRAN….

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights