MAAREEYE KU-XIGEENKA DEKEDA BERBERA IYO WEFTI UU HOGAAMINAAYO AYAA SOO KORMEERAY QAABKA DOORASHADU UGA SOCOTO DEEGAANADA BARI EE GOBOLKA SAAXIL + WAXA AY SOO ARKEEN
November 13, 2017 - Written by Golisnews Editor

BERBERA(GOLISNEWS):-wefti balaadhan oo uu hoominayey maareeye ku-xigeenka dekeda caalamiga ah ee magaalada berbera cabdi c/lahi xassan ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaar kamida goobaha laga codaynayey ee deegaanada bari ee gobolka saaxil.

deganada uu weftigu maray ayaa waxa kamid ahaa xagal,bohol,ceeldhamasle iyo beeyo-dhaadheer.

HALKAN HOOSE KAGA BOGGO

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights