Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Maanta Dalka Lagu Soo Dhaweeyey
October 4, 2017 - Written by Admin

waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey madaarka diyaaraha ee magaalada Hargeysa .

Gudoomiyaha ku meel gaadhka ee xisbiga UCID waxaa uu sheegay in Faysal Cali Waraabe uu sameeyey arin aan hore loo sameyn oo uu dayr weyn Jabiyey isla markaana uu ka shaqeeyey cadaalada Somaliland oo uu isku dheeli tiray

COMMENTS
GOLIS TV
Highlights